Xildhibaanno Sheegay Iney Xilka Ka Qaadeen Madaxweyne Ku Xigeenka Iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Sheeko:Dalka Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug oo habeenkii xalay ahaa kulan ku yeeshay degmada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug ayaa sheegay iney xilkii ka qaadeen madaxweyne ku xigeenka iyo… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaas Oo Sababaeeyay Taageeradoodii Xulufada Sacuudiga Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sababeeyay sababihii maamulkooda uu ku taageeray xulufada Sacuudiga iyo waxa ay kaga soo horjeesteen dowladda Qatar. Waxa uu sheegay ugu horreyn in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dowladda Oo Lagu Eedeeyay Iney Ku Howlan Tahay Burburinta Maamulka Galmudug Siyaasi ka soo jeeda Galmudug ayaa dowladda dhexe ku eedeeyay inay ku howlan tahay sidii ay ku burburn lahayd maamulkaasi. Axmed Shire Falagle oo horay u soo noqday wasiir ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Nabadoon Axmed Diiriye Oo Madaxda Galmudug Ugu Baaqay Xasilooni Siyaasadeed Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa kasoo jeeda Galmudug ayaa ugu baaqay madaxda Galmudug iney la yimaadaan xasilooni siyaasadeed. Nabadoonka oo wareysi siiyey Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Guddoomiyaha Cusub Ee Galgaduud Oo Sheegay In Uu Wax Ka Qabanayo Amniga Iyo Abaaraha Guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Galgaduud Nuur Axmed Xasan oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in uu la imaan doono isbedallo shaqo oo gobolka ah. Guddoomiyaha ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: K/galbeed Oo Ku Eedeysay Dowladda Dhexe Isku Dirka Xildhibaannada Maamulkaasi Maamulka K/galbeed ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iney waddo qorshe ay isugu direyso xildhibaannada baarlamaanka ee maamulkaasi. Wasiirka Dastuurka ee maamulkaasi, C/laahi Sheekh Xasan oo la hadlay Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso War-murtiyeedka Wadahadalladii Burbruay Ee Galmudug Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee wadahadalka ka dhex waday maamulka Galmudug oo madaxdiisa sare harreeyay khilaafka ayaa soo saaray War-murtiyeed ay kaga hadlayeen waxyaabihii ay la kulmeen. Waxaa bubruray wadahadalladii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Mudug Oo Baaq u Direy Madaxda Galmudug Haweenka gobolka Mudug ayaa ka codsaday madaxda maamul goboleedka Galmudug inay khilaafkooda wada xaajood ku xalliyaan. Guddoomiyaha haweenka gobolkaasi Maymuun Cali Nuur ayaa ugu baaqday madaxda Galmudug iney eegaan aayaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Degmada Qanasaxdheere Ee Baay Oo Gurmad Bini’aadannimo u Baahan Maamulka degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa ka warbixiyay xaaladda nolosha ee qoysaska degmadaasi. Guddoomiyaha Qansaxdheere Aadan Cabdi Qooqane ayaa u sheegay Goobjoog in weli ay degmada dadka ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Waxgarad Eedeeyay Dowladda Kenya Odayaasha dhaqanka magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa dowladda Kenya ku eedeeyay inay caado ka dhigatay duqeynta dadka shacabka ah. Nabadoon Faarax Hire Guhaad oo kusugan Baardheere ayaa Goobjoog u…