Dhageyso: Maamulka Baraawe Oo Sheegay In Duqeyn Lagu Diley Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Sheeko:Dalka Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in duqeyn ka dhacay deegaanka Kuunyabarow oo qiyaastii 185-km jirta degmadaasi lagu diley sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab. Bashiir Maxamed Yuusuf… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxyadii Ka Dhacay Af-urur Oo Kordhay Waxaa la helayaa faah faahin dheeraad ah oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay qaraxyo is xigxigay oo shalay ka dhacay deegaanka Af-urur ee gobolka Bari. Saraakiisha ciidanka Puntland ayaa xaqiijiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle Oo Lasoo Saaray Guddiga doorashada madaxweynaha Hirshabelle ayaa soo saaray jadwalka madaxweyne ee maamulkaasi. Sida ku cad jadwalkan waxay doorashada dhici doontaa 12-ka bisha September, 2017. Halkaan hoose ka akhriso jadwalka:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Leego Oo Sheegay Iney Al-shabaab Kala Wareegi Doonaan Deegaankaasi Maamulka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegay iney ka go’an tahay sidii ay dib ula wareegi lahaayeen deegaankaasi oo ay hadda maamusho Xarakada Al-shabaab. Abukar C/laahi Isaaq oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Cismaan “Doorashada Hirshabelle Waqtigeeda Ayeey Ku Dhici” Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle, Cismaan Barre Maxamed, ayaa sheegay in doorashada madaxweynaha maamulkaasi ay waqtigeeda ku dhici doonto. Guddoomiyaha oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog, ayaa sheegay in guddiga uu magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Xubnood Oo Loo Magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed ayaa wareegto ku magacaabay xubnaha guddiga doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Xubnaha guddigan ayaa ka kooban 9, kuwaasi oo laga soo xulay xildhibaannada baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Gedo Oo Sheegay Inuu Isku Soo Dhiibey Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in maanta uu isku soo dhiibey sarkaal ka tirsan Xarakada Al-shabaab, kaasi oo hadda ku sugan degmada Garbahaarey ee xarunta gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Gobolka Awdal Oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil ayaa shaqo joojin ku sameeyey guddoomiyahii gobolka Awdal ee maamulkaasi. Wareegto uu soo saaray madaxweyne ku xigeenka ayuu ku shaaciyay sababta uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Mudug Oo Xal u La Dilalka La Xiriira Aanooyinka Qabiil Taliska Booliiska gobolka Mudug ee Galmudug ayaa sheegay in weli aanay xal u helin dilalka salka ku haya aanooyinka qabiil, kuwaasi oo kusoo batay deegaannada gobolkaasi. Maxamuud Cilmi Gulaafe, Taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha ciidanka Booliiska Puntland Oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Cumar ayaa shaqo joojin ku sameeyay taliyaha ciidamada Booliiska Puntland C/qaadir Faarax Shire. Wareegto uu soo saaray madaxweyne ku xigeenka ayuu ku sheegay…