Galmudug: Xildhibaan Rajo Ka Muujiyey Iney Waxqabad La Yimaadaan Wasiirada Cusub (Dhageyso) Sheeko:Dalka Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa soo dhoweeyay golaha wasiirrada cusub ee Galmudug, kuwaasi oo habeen kahor uu ku dhowaaqay madaxweyne Xaaf. Xildhibaan Maxamed Xasan Xuseen oo wareysi siiyey Goobjoog… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Rasaas Lagu Furey Gaari Ay Saarnaayeen Dad Shacab Ah, Sh/hoose Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay rasaas ku fureen gaari ay saarnaayeen dad shacab ah, kaasi oo ka amba baxay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, kuna wajahnaa deegaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Xalay Ka Dhacay Degmada Afgooye Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen fariisin ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ku leeyihiin degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararka waxay sheegayaan in marka hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Al-shabaab Oo Xalay Madaafiic Ku Tuurtay deegaanka Bariire, Sh/hoose Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxya maddaafiic ku tuureen deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo Todobaadkan ay la wareegeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Liiska Golaha Wasiirada Ee Galmudug Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa magacaabay golahiisa wasiirada oo ka kooban 52. Halkaan hoose ka akhriso liiska:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Magacaabay 52 Wasiir Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducalle Geelle Xaaf, ayaa magacaabay golahiisa wasiirada oo ka kooban 52 xubnood. Wasiirada la magacaabay ayaa ka kooban 22 wasiir, 22 ku xigeen iyo 8 wasiiru…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Xaaladda Degmada Cadaado Oo Shalay Lagu Dagaallamay? Wararka ka imaanaya degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi saakay oo Isniin ah laga dareemayo xaalad deganaanshiyo ah. Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Nabad sugidda iyo maleeshiyaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Qabsoomaya Sool iyo Sanaag Gobollada Sool iyo Sanaag waxaa ka soconaya ololaha doorashada Somaliland, waxaana imaanayay maalmihii dambe madaxda iyo masuuliyiinta axsaabta siyaasadeed ee Somaliland. Guddiga doorashada ayaa iyana booqanayay degaanno ka tirsan gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Ogolaatay Shaqo Ka Ceyrinta Cali Cosoble Qoraal uu soo saarey wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka ah Cabdi Faarax Saciid(Juxa) ayey dowladda federaalka ah ku ogolaatay go’aanka baarlamaanka Hirshabeelle ka gaareen madaxweynahii hore Cali Cosoble. Dowladda waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Cali Khaliif Oo Reer Khaatumo Kala Hadlay Dagaallada Soo Noqnoqday Madaxweynaha maamulka Khaatumo, Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay dagaallada kusoo noqnoday deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo, gaar ahaan degmada Buuhoodle. Waxa uu sheegay in hubkan…