Dhageyso: Xildhibaanno Ka Baxay Garabka Cosoble Sheeko:Dalka Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle ayaa waxaa ka soconaya kulamo siyaasadeed oo lagaga hadlayo aayaha maamulkaasi. Iyadoo dhowaan baarlamaanku ay cod aqlabiyad leh xilka kaga qaadeen madaxweynihii Hirshabeelle Cali Cabdullaahi… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Puntland Oo Dagaal Ugu Hanjabtay Somaliland Maamulka Puntland ayaa Somaliland ugu hanjabay dagaal haddii aysan joojin arrimaha doorashooyin ee ka soconaya gobollada Sool iyo Sanaag. Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo la hadlay Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Xaaf “Waa Muhiim In La Tirokoobo Barakacayaasha” Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay iney muhiim tahay tirakoob lagu sameeyo qoysaska abaaruhu saameeyeen, kahor inta aysan soo gaarin Galmudug gargaar loogu talogalay in lagu caawiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qalabeynta Ciidanka Isku Dhafka Ee Mudug Oo Heer Gabogabo Ah Mareysa Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa sheegay in dhammaad uu marayo qalabeynta ciidanka isku dhafka ah ee loo sameeyay magaalada Gaalkacyo ee gobola Mudug. Camey ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukunno Kala Duwan Riddey Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxay xukunno kala duwan ku riddey askar ka tisarn ciidanka dowladda oo dambiyo kala duwan lagu soo eedeeyay. Seddexdaan askari ee maanta xukunka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Cismaan Barre Muxuu Ka Yiri Xil Ka Qaadistii La Sheegay In Lagu Sameeyay Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay xil ka qaadis ay habeenkii xalay ahaa sheegeen iney ku sameeyeen xildhibaanno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxtooyada Hirshabelle Oo Lagu Doortay Guddoomiye Baarlamaan Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle islamarkaana taageersan madaxweynihii xilka laga qaadey ee maamulkaasi ayaa kulan ay ku yeesheen madaxtooyada Jowhar waxay ku doorteen guddoomiye cusub oo baarlamaan, waxayna sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Cosoble Oo Sheegay Inuu Weli Yahay Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble, madaxweynihii Hirshabelle ee shalay xilka ay ka qaadeen xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi ayaa sheegay in weli si sharci ah uu ku joogo xafiiska. Wuxuu sheegay in sharci darro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Samiira Oo Baaq u Dirtay Hirshabelle Xildhibaan Samiira Xasan Cabdulle oo kamid ah mudanyaasha golaha shacabka ee baarlamaanka, lagana soo doortay Hirshabelle ayaa baaq xasilooni siyaasadeed ah u dirtay maamulkaasi. Samiira oo la hadashay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Beenisay In Deegaannadeeda Lagu Sameyo Lacago Been Abuur Ah Maamulka Puntland ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay warar mudooyinkaan dambe la isla dhexmarayay islamarkaana ku saabsan in deegaannada maamulkaasi ay yaallaan makiinado lagu daabaco lacag been abuur ah. Wasiirka…