Dhageyso: Maamulka Xudur Oo Sheegay Iney Dileen Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Sheeko:Dalka Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in guullo ay ka gaareen howlgallo ka dhan ah Al-shabaab oo ay ka sameeyeen degmadaasi iyo deegaanno kale oo ku dhow. Guddoomiyaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Maamulka Leego Oo Ka Walwalsan Amniga Deegaankaasi Maamulka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa walwal ka muujiyey amniga degmadaasi, oo Jimcihii lasoo dhaafay ay isaga baxeen ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM. Guddoomiyaha deegaankaasi Abukar C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Degmada B/xaawo Oo Xabsi Laga Sii Daayay Maxkamadda ciidamada Jubbaland ayaa xabsiga kasii deysay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada B/xaawo, kuwaasi oo loo haystay dilka Afar qof oo dhowaan lagu diley degmadaasi. Guddoomiyaha degmada B/xaawo, ku xigeenkiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Mucaaraday Wasiirada Cusub Ee K/galbeed Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka K/galbeed ayaa kasoo horjeestay wasiirada cusub ee maamulka K/galbeed, kuwaasi oo dhowaan uu magacaabay madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan. In ka badan 50 xildhibaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Ammar Laga Soo Saaray Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga Maamulka Gobolka Bari, kan Boosaaso iyo wasaaradda maaliyadda maamulka Puntland ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Boosaaso waxay go’aan kaga gaareen isticmaalka lacagta shilin Soomaaliga. Shirkaan oo saacado qaatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Wada J/hoose Ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in ay howlgal ka dhan ah Xarakada Al-shabaab ka wadaan deegaanno kamid ah gobolka Jubada Hoose. Howlgalkaan oo socdayu 48-kii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Ku Dhaawacmay Israsaaseyn Dhexmartay Ciidamo Ka Wada Tirsan Puntland Taliyaha ciidamada ilaalada dekadda Boosaaso Maxamed Cali Xaashi iyo Labo askari oo ka tirsan Ilaaladiisa ayaa ku dhaawacmay israsaaseyn maanta dhexmartay ciidamo ka wada tirsan Puntland. Wararku waxay sheegayaan iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Oo Is Casilay Guddoomiyahii baarlamaanka maamulka Somaliland C/raxmaan Cirro ayaa maanta oo Arbaco ah waxa uu iska casilay xilkaasi, kadib markii uu gudbiyey warqaddiisa is casilaadda. Ajendaha kulanka xildhibaannada baarlamaanka Somaliland ayaa ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Sheegay In Wadahadal Loo Furayo Dhinacyadii Ku Dagaallamay Xeraale Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ka bilowdaan kulamo lagu xalinayo dagaalladii ka dhacay deegaankaasi. Waxgarad ka kala tagay deegaanno badan oo kamid ah gobollada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelaha Lagu Heshiisiinayo Jowhar Oo Ka Wada Hadlaya Khasaaraha Dagaalladii Cadalle, Sh/dhexe Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe waxaa ka socda shir dib u heshiisiineed, kaasi oo u dhaxeeya beello walaalo ah oo ku dagaallamay degmada Cadalle ee gobolkaasi. Shirkaan ayaa…