Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Oo Maanta Is CasilayaSheeko:DalkaMaanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa in xildhibaannada baarlamaanka Somaliland ay yeeshaan kulan aan caadi ahayn, waxaana xilka iska casili doona guddoomiyaha baarlamaankaasi C/raxmaan Maxamed C/laahi oo dhanka kale…1 daqiiqo
1 daqiiqoSheeko:DalkaCiidamada Jubbaland Oo Howlgal Ka Wada Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in saakay oo Arbaco ah ay ciidamada maamulka Jubbaland ay howlgal ballaaran ka wadaan xaafadaha magaaladaasi. Ciidamada…
1 daqiiqoSheeko:DalkaFaah Faahin: Dagaal u Abaabulan Qaab Qabiil Oo Ka Dhacay Marka Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose. Maleeshiyaad kasoo kala jeeda Labo beel oo dega…
1 daqiiqoSheeko:DalkaBeello Ku Dagaallamay Deegaanka Golodogob Ee Mudug Dagaal u dhaxeeya beello walaalo ah ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaanka Goldogob ee gobolka Mudug, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Dagaalkan ayaa ka dambeeyay kadib markii…
1 daqiiqoSheeko:DalkaDHAGEYSO: shariif Xasan Oo Magacaabay 54 Wasiir Madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goor dhow waxa uu magacaabay golihiisa, waxaana ay ka kooban yihiin 54 wasiir. Qaar kamid ah wasiiradii hore ee K/galbeed ayuu dib usoo…
1 daqiiqoSheeko:DalkaShir Lagu Heshiisiinayo Labo Beel Oo Maanta Ka Furmaya Jowhar Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe uu ka furmo shir ballaaran oo lagu heshiisiinayo beello walaalo ah oo ku dagaallamay gobolkaasi.…
1 daqiiqoSheeko:DalkaShariif Xasan Oo Isbedal Ku Sameynaya Wasiiradiisa Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uu qorsheynayo in saacadaha soo aadan uu isbedal ku sameeyo…
2 daqiiqoSheeko:DalkaMadaxweyne Xaaf Oo Furay Kalfadhiga 5-aad Ee Baarlamaanka Galmudug Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, oo maanta Cadaado ka furey Kalfadhiga Shanaad ee golaha wakiilada Galmudug ayaa sheegay in maamulka uu madaxda ka yahay u baahan yahay horumarin badan,…
1 daqiiqoSheeko:DalkaShacabka Gedo Oo Looga Digey Iney Taageeraan Al-shabaab Wasaaradda amniga ee maamulka Jubbaland ayaa shacabka ku dhaqan gobolka Gedo waxa ay uga digtey iney taageerto Xarakada Al-shabaab. Wasiirka wasaaraddaasi C/rashiid Janan oo meel fagaare ah kula hadlay shacabka…
1 daqiiqoSheeko:DalkaDiyaarado Dagaal Oo Duqeeyay Saldhigyo Al-shabaab Ku Lahaayeen Gedo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaarado dagaal oo loo maleynayo in laga leeyahay dalka Kenya ay xalay u geysteen saldhigyo ay Al-shabaab ku lahaayeen deegaan kamid ah…