Adna Aadan Ismaaciil Oo Loo Magacaabay Wakiilka Somaliland Ee Wadahadallada Dowladda Federaalka Sheeko:Dalka Maamulka Somaliland ayaa Adna Aadan Ismaaciil u magacaabay wakiilkooda u qaabilsan wadahadallada maamulkaasi kula jiro dowladda Federaalka Soomaaliya. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Adna Lagu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Lacag Madax Furasho Ah Ku Daayey Shaqaale Samofal Xakarakada Al-shabaab ayaa lacag madax furasho ah kusii daayey shaqaale Soomaaliyeed oo u shaqeynayey hay’ad samofal ah. Dadkaan la qafaashay ayaa tiradoodu waxay gaareysay 7 ruux, waxaana ay qofkiiba dul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahi Laga Helayo Afar Ruux Oo Lagu Diley Degmada B/xaawo, Gedo Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil Xalay Ciidanka ammaanka degmada B/xaawo ay u geeysteen Afar qof. Ciidanka ayaa la sheegay in Afartaan ruux ay kala baxeen xabsi ku yaalla…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf “Galmudug Kuma Jirto Dagaalka Xeraale” Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, oo wareysi gaar ah siiyey Gooboog News, ayaa sheegay in ciidanka maamulkiisa aanu ka qeybqaadan dagaalladii ka dhacay deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Maamulka Goofgaduud Ee Baay Maamulka deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay ayaa sheegay in dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab ay isku soo dhiibeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan deegaankaasi. Guddoomiyaha degmadaasi Siidow…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wanlaweyn: Booliiska Oo Gacanta Ku Dhigay Nin La Sheegay Inuu Qafaashay Gabar 16 Sano Jir Ah Taliska ciidanka booliiska ee degmada Wanlaweyne ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay iney gacanta kusoo dhigeen nin la sheegay in uu Gabar 16-sano jir ah ka qafaashay degmadaasi. Taliyaha ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaan Sheegay In Ciidamada Puntland Ay Gaalkacyo Ka Wateen Saddex Qof Oo Rayid Ah Xildhibaan ka tarisan Galmudug ayaa ku eedeeyay Maamulka Puntland in Koofurta Gaalkacyo ay ka xeysteen Saddex qof oo shacab ah. Maxamed Xusen Tahliil oo kamid ah xildhibaanada Galmudug ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Kamid Ah Muruqmaalka Dekadda Berera Oo Geeriyoodey, Kadib Kunteenar Kusoo Go’ay Wararka ka imaanaya degmadda magaalada Berbera ayaa waxay sheegayaan in maanta uu dhintey mid kamid ah shaqaalaha muruqmaalka ah ee dekaddaasi, kadib markii uu kusoo go’ay Kunteenar la doonayey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Cumar C/qaadir “Galmudug Shaqo Kuma Leh Dagaalka Xeraale” Guddoomiyaha golaha talada Ahlu-sunna Waljameeca Sheekh Cumar Sheekh C/qaadir oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in dagaalka ka dhacay Xeraale ay mas’uul ka yihiin garabka kale Ahlu-sunna ee la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Cusub Deegaanka Xeraale Ee Gobolka Galgaduud? Wararka ka imaanaya deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in xaaladda deegaankaasi ay aad u deggan tahay, halkaasi oo ay ka dhaceen dagaallo u dhaxeeya ciidamada Ahlu-sunna iyo…