Gaalkacyo: Waxgarad Iyo Mas’uuliyiin Galmudug Ah Oo Ka Shiray Amniga Iyo Abaaraha Sheeko:Dalka Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa kulan la qaatay odoyaasha iyo waxgaradka gobolka Mudug. Kulankaan ayaa looga hadlay amniga guud ee gobolka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo La Kulmay Wasiiradii Kalsoonida Lagala Noqday Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxa uu magaalada Garoowe kula kulmay golahii wasiirada ee shalay kalsoonida ka waayay baarlamaanka maamulkaasi. Kulanka oo ahaa mid aan horey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Ka Wada Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in holwgallo ka dhan ah Al-shabaab ay ka wadaan deegaanno hoostada degmada Berdaale ee gobolka Baay. Weedow Cali Xasan oo ah guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Taageeray Go’aankii Lagu Kala Diray Wasiirada Puntland Waxgaradka gobolka Nugaal ayaa tallaabo wax ku ool ah ku tilmaamay in markii ugu horreysay ay wasiirrada Puntland kalsoonida ka waayaan baarlamaanka maamulkaasi. Nabadoon Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada Bulshada Rayidka Maxay Ka Yiraahdeen Kala Diristii Wasiirada Puntland? Ururrada bulshada rayidka ah ee Puntland ayaa soo dhoweeyay go’aankii baarlamaanka maamulkaasi uu ku kala diray golihii wasiirrada xukuumadda C/weli Gaas. Afhayeenka ururadan Daahir Cumar Siyaad oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqo Abuur Loo Sameynayo Dhallinyarada Hiiraan Madaxweynaha maamulka Hirshabelle oo magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kula kulmay ururada dhallinyarada iyo Haweenka ee gobolkaasi ayaa sheegay in shaqo abuur loo sameyn doono dhallinyarada waxbaratay ee Hiiraan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Shacab Ku Dhaawacmay Madaafiic Al-shabaab Ku Tuureen Baardheere Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay tiro madaafiic ah oo maanta Al-shabaab ku tuureen degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Ugu yaraan 8 (Sideed) qof oo shacab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland Oo Kalsoonida Kala Laabtay Xukuumadda Gaas Kulan goor dhow ay magaalada Garoowe ku yeesheen xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa kalsoonida waxay kala laabteen golaha wasiirada ee maamulkaasi. Kulanka baarlamaanka waxaa soo xaadirtay 57 mudane, waxaa codka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: AMISOM Uma Joogaan Oo Kaliya La Dagaalanka Al-shabaab (Maqal) Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ee ku sugan deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo aanu u joogin kaliya la dagaalanka Al-shabaab, balse ay ka qeybqaateen qeybaha kale ee bulshada. Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Wada Mooshin Ka Dhan Ah Wasiirada Puntland Xildhibaanno ka tirsan maamulka Puntland ayaa magaalada Garoowe ka wada diyaarinta mooshin ka dhan ah wasiirada maamulkaasi, iyadoo arrintaasi aad looga dareemayo magaaladaasi. Warar ay heshay Goobjoog News, waxay sheegayaan…