Shir Looga Hadlayo Dastuurka Oo Ka Socda Cadaado Sheeko:Dalka Shir lagaga hadlayo arrimaha dastuurka ayaa maalintii Labaad ka soconaya magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug. Shirka ayaa waxaa shir guddoominaya wasiirka dastuurka dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil, waxaana ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Maanta Ku Shiraya Kismaayo Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya ay shirkoodii Todobaalaha ahaa ku yeeshaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Shirkaan ayaa la filayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Gobolka Gedo Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay howlgallo ka wadaan maanta degaanno ka tirsan gobolka Gedo. Wararka ka imaanaya magaalada Baardheere ayaa sheegaya in howlgallada ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayo Doorashooyinka Dowladaha Hoose Ee K/galbeed Oo Ka Furmaya Baydhabo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay lagu qabto shir ballaaran oo la doonayo in looga hadlo doorashooyinka dowladaha hoose ee K/galbeed. Shirkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Badan Oo Ka Barkacay Deegaanka Xeraale Ee Galgaduud Wararka ka imaanaya deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi barakac ay ka bilaabeen qoysas badan oo deegaanka deganaa. Barakacan ayaa yimid kadib markii ciidamo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ceelwaaq: Degmada Ma Joogaan Ciidan Ku Filan Maamulka degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in degmadaasi aysan ku sugnayn ciidamo kufilan oo amniga si buuxda wax uga qabta. Guddoomiye ku xigeenka degmadaasi Sahal Macallin oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Baarlamaanka Oo Sharci Dastuuri Ah Kasoo Saaraya Lacagta Shilin Soomaaliga Xilidhibaan Nuur Xaashi Warsame oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamula Hirshabelle ayaa sheegay in sharci dastuuri ah ay kasoo saari doonaan lacagta shilin Soomaaliga ah oo maalmihii dambe laga diidayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Oo Baaq u Direy Ganacsatada Hiiraan Xildhibaan hore C/raxmaan Jimcaale Cismaan oo la hadlay Goobjoog News, ayaa ugu baaqay ganacsatada ku dhaqan gobolka Hiiraan iney u dhimriyaan shacabka ku dhaqan gobolkaasi. Waxa uu Mr. Cismaan sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Guddoomiye Ku Xigeenka Ururuka Haweenka B/xaawo Oo La Dilay Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada B/xaawo ee gobolka Geo ku dileen Haweeney la sheegay iney ahayd gudoomiye ku xigeenka ururka haweenka ee degmadaasi. Haweeneyda la dilay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Gobolka Mudug Shil sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay duleedka degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Gaari rakaab ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah…