Ganacsatada Degmada Xudur Oo Diiday Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga Sheeko:Dalka Ganacsatada ku sugan degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa diiday qaadashada lacagta shilin Soomaaliga ah, taasi oo saameysay dadka ku dhaqan degmadaasi. Maxamed Macallin Axmed, guddoomiyaha degmada Xudur oo wareysi… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Sh/hoose Oo Dacwo Ka Ah Ciidamada AMISOM Waxgaradka ku dhaqan gobolka Shabellaha Hoose ayaa qeylo-dhaan ka muujiyey tacaddiyada kala duwan ee ciidamada AMISOM ka geystaan deegaannada gobolkaasi. Waxay sheegeen waxagardkaan in maamulka gobolkooda aanu wax war ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ka Barakacay Abaaraha Bakool Oo Gaaray Luuq, Gedo Qoysas gaaraya 860, kana barakacay abaaraha ka jira deegaanno kamid ah Bakool ayaa lagu soo waramayaa iney gaareen degmada Luuq ee gobolka Gedo. Iyadoo ay ka sii dareyso abaarta ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Ruux Oo Gaajo Ugu Geeriyoodey Gobolka Galgaduud Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Shan ruux ay gaajo ugu dhinteen deegaanka Hamcaduur ee gobolkaasi, 24-kii saac ee lasoo dhaafay. Ugaas Salaad Maxame Rooble oo kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Maamulka Oo Mamnuucay Shilin Soomaaliga Uga Yimaada Gobollada Kale Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa sheegay inay mamnuuceen lacaha shillin Soomaaliga ah ee uga yimaada gobollada kale ee dalka, kadib maalmo sicirbarar ah oo soo martay deegaannada gobolkaasi. Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Manhajka Waxbarasho Ee Dalka Oo Ka Furmay Garowe Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa ka socda shir looga hadlayo manhajka waxbarasho ee dalka, kaasi oo si rasmi ah maanta uga furmay magaaladaasi. Wasiirka waxbarashada Cabdiraxmaan xukuumadda Soomaaliya Daahir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada K/galbeed Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka K/galbeed iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay. Dagaalkan ayaa ku bilowday sida la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyay Degmada X/jajab Ee Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada X/jajab ee magaalada Muqdisho, ka sameeyeen howlgal ballaaran oo ammaanka lagu sugayey. Wararku waxay sheegayaan in howlgalkaan lagu baarayey dhammaaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guriceel Iyo B/weyne Oo Dib u Bilaabay Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga Ganacsatada ku dhaqan magaalooyinka Guriceel iyo B/weyne kana kala tirsan gobollada Hiiraaan iyo Galgaduud ayaa bilaabay qaadashada lacagta shilin Soomaaliga, taasi oo maalmihii ugu dambeeyay diidanaayeen iney wax ku iibsadaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/hoose: Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ku Wajahan Deegaanno Ay Ku Sugan Yihiin Al-shabaab Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee ku sugan gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay iney wadaan howlgallo ay ku doonayaan iney kula wareegaan deegaanno gobolkaasi kaga sugan yihiin Al-shabaab. Afhayeenka ciidanka xoogga…