Maamulka Hiiraan Oo Sheegay In La Xalliyey Xiisad Ka Jirta Suuqyada B/weyne Sheeko:Dalka Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in la xalliyey xiisad u dhaxeysay ganacsatada magaaladaasi iyo sidoo kale dadka shacabka ah, kadib markii ganacsatadu ay diideen qaadashada lacagta shilin Soomaaliga ah. Guddoomiye… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna: Ma Jirto Wadahadal Toos Ah Oo Aan La Leennahay Galmudug Hoggaamiye ku xigeenka maamulka Ahlu-sunna ee gobollada Dhexe Cabdullaahi Xirsi Diirshe ayaa sheegay iney diyaar u yihiin wax kasta oo lagu xalinayo khilaafyada siyaasadeed ee ka jira gobolka Galgaduud. Diirshe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobaha Ganacsiga Degmada Guriceel Oo Maanta Xiran Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in guud ahaan ay xiran yihiin xarumihii ganacsiga ee degmadaasi. Ganacsatada ayaa diidey qaadashada lacagta shilin Soomaaliga kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baay Oo Bilaabay Burburinta Dhismayaasha Sharci Darada Ee Baydhabo Maamulka gobolka Baay ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ka bilaabay burburinta dhismayaasha sharci darada ah ee magaaladaasi. Waxaa la arkayaa gaadiidka cagafta loo yaqaan oo burburinaya dhismayaal badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Galmudug Oo Saameysay Deegaanno Hor Leh Guddiga maamulka Galmudug u qaabilsan gurmad abaaraha ayaa ka deyriyey nolosha qoysaska ku nool deegaanno ka tirsan gobollada Mudug iyo Galgaduud. Xildhibaan Maxamed Xasan Xuseen oo ka tirsan xubnaha guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Horleh Oo Kasoo Barakacay Deegaanka Jannaale Ee Sh/hoose Wararka ka imaanaya deegaanka Jannaale ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in qoysas horleh ay kasoo barakaceen deegaankaasi, kadib dagaallo halkaasi ku dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaatumo: Awood Qeybsi Oo Kaliya Ayaan Kula Midoobeynaa Somaliland Maamulka Khaatumo ayaa sheegay in ay la midoobi doonaan maamulka Somaliland, haddii ay helaan hal arrin oo muhiim u ah ku biiristooda maamulkaasi. Guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi Maxamuud Sheekh Cumar ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammar Uu Bixiyey Maamulka B/weyne Oo Maanta La Dhaqangelinayo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan uu ka dhaqangalo ammar maalintii shalay ahayd uu maamulka magaaladaasi kusoo rogey ganacsatada. Kadib kulan saacado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada B/weyne Oo Wax Ku Iibsanaya Lacagta Doolarka Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ganacsatada ku dhaqan magaaladaasi ay diideen qaadashada lacagta shilin Soomaaliga, iyaga oo dalbaday in kaliya ay wax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Ammar Kusoo Rogey Ganacsatada Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay sicir barar maalmahan dambe aad looga dareemayay suuqyada gobolka, kadib markii la sheegay in lacago shilin Soomaali ah, islamarkaana been abuur ah ay magaalada…