Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Sameeyay Magaalada Gaalkacyo Sheeko:Dalka Ciidamada maamulka Puntland ayaa habeenkii xalay ahaa waxay howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Howlgalkaan ayaa daba socday dilal iyo weeraro 24-kii saac ee lasoo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Mahaday: Ciidanka Xoogga Dalka Guul Ayeey ka Gaareen Dagaallo Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka hadlay dagaallo ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay la galeen dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi oo ka dhacay deegaanno ku dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Ka Barakacay Dagaalladii Ka Dhacay Deegaanka Jannaale, Sh/hoose Wararka ka imaanaya deegaanka Jannaale ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in halkaasi ay barakac ballaaran ka wadaan deegaankaasi, kadib dagaallo deegaankaasi ku dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqo Abuur Loo Sameynayo Dhallinyarada K/galbeed Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha ee maamulka Koofur Galbeed Jeylaani Sheekh ayaa waxa uu sheegay in maamulka uu dadaallo ugu jiro sidii uu wax uga qaban lahaa shaqo la’aanta ka jirta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Ka Jawaabtay Eedeyn Kaga Timid Puntland Somaliland ayaa iska difaacday eedeyn kaga timid Puntland oo ku aaddan in ay xiriir la leeyihiin Xarakada Al-shabaab. Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdullaahi Cismaan Saxardiid Caddaani oo Goobjoog ay arrintani wax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Sababay In 3 Bil Loogu Kordhiyo Madaxweyne Xaaf Si Uu Usoo Magacaabo Wasiiradiisa Mid kamid ah xildhibaannada Galmudug ayaa ka hadlay sababta keentay inay muddo kordhin u sameeyaan mudada madaxweynaha Galmudug uu kusoo magacaabi lahaa golihiisa wasiirada. Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Diirshe oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Somaliland Ku Eedeysay Iney Xiriir La Leedahay Al-shabaab Maamul goboleedka Puntland ayaa maamulka Somaliland ku eedeeyay in xiriir ballaaran la leeyahay xarakada Al-shabaab eek a dagaalanta dalka. Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo ku sugan Garoowe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobadii Ay Ku Heshiiyeen Puntland Iyo Galmudug Qaarkood Oo Fulay Maamulka Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa sheegay in qaar kamid ah qodobadii heshiiska Galmudug iyo Puntland ay fuleen. Ku xigeenka duqa magaalada Gaalkacyo, Cabdiraxmaan Maxamed Axmed ayaa wareysi uu siiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Shacab Dooranaya Maamullada 5 Degmo Shacabka ku dhaqan Shan degmo oo ka tirsan K/galbeed ayaa lagu wadaa iney doortaan hoggaanka maamulkaasi, kadib markii bishii tagtay ay baarlamaanka K/galbeed ansixiyeen in shacabka ay cidda ay doonaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Baaq u Direy Dhallinyarada Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku dhaqan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo waxa uu ugu baaqay in ka feejignaadaan fikradaha Al-shabaab iyo…