Puntland Oo Kasoo Horjeesatay Meelmarinta Xeerka Isgaarsiinta Qaranka Sheeko:Dalka Maamulka Puntland ayaa sheegay iney kasoo horjeedaan xeerka Isgaarsiinta qaranka, kaasi oo dhowaan golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay meelmariyeen. Wasiiru dowlaha wasaarada warfaafinta maaamulka Puntland C/fitaax Nuur Axmed Ashkar oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle: Waxaa Bilowday Howlgalka Al-shabaab Looga Saarayo Sh/dhexe Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in gobolka Shabellaha Dhexe uu ka bilowday howlgallo ay sheegeen in gobolkaasi looga sifeynayo Xarakada Al-shabaab. Mahad Xasan Cismaan, wasiirka warfaafinta maamulkaasi oo la hadlay warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Bilaabay Iney Ka Barakacaan Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan deegaanno ku dhow degmada Mahaday ayaa sheegaya in ay barakac bilaabeen qaar kamid ah shacabka ku dhaqan deegaannadaasi. Deegaanka Biyo Cadde oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Cadaado Oo Go’aan Ka Gaaray Isbaarooyinka Waxgaradka magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa go’aan ka gaaray Isbaarooyinka soo noqnoqday ee yaalla deegaanno kamid ah gobolka Galgaduud. Ugaas Salaad Rooble oo kamid ah waxgaradkan ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Halgan: Waxaa La Furayaa Wadada Aadda B/weyne Maamulka deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay dhowaan bilaabayaan howlgal lagu furayo waddo isku xirta deegaankaasi iyo magaalada B/weyne. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Cafis u Fidiyey 119 Maxbuus Madaxweynaha maamulka Puntland C/wei Maxamed Cali Gaas ayaa cafis u fidiyey 119 maxbuus oo ku xirnaa xabsiyada Puntland, si ay ula ciidaan ehladooda. Maxaabiista cafiska loo fidiyey ayaa ahaa kuwo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Wasiir Juxa Iyo Waxgaradka Gaalkacyo? Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa, ayaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug wuxuu kula kulmay qaar kamid ah waxgaradka magaaladaasi. Kulamadan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muran Ka Taagan Xil Ka Qaadistii Lagu Sameeyay Wasiirkii Maaliyadda Hirshabelle Xildhibaan Maxamed Cadow oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa kahor yimid xil ka qaadis uu maalintii shalay ahayd madaxweynaha maamulkaasi ku sameeyay wasiirkii maaliyadda ee maamulkaasi. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Farriin u Dirtey Beelihii Ku Dagaallamay Banyaaley Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobollada Dhexe ayaa ugu baaqay beelihii dhowaan ku dagaallamay deegaanka Banyaale ee Hiiraan, iney nabadda qaataan oo ay wada fariistaan wixii dhacay. Cali Baashir Faarax oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf Oo Ku Dhowaaqay Caasimadda KMG Ee Galmudug Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa wareegto ku magacaabay caasimadda KMG ee maamulka Galmudug. Xaaf ayaa sheegay in degmada Cadaado ee Galgaduud ay tahay caasimadda KMG ee Galmudug,…