Waddo Isku Xirta Degmada Baraawe Iyo Itoobiya Oo La Dhisayo Sheeko:Dalka Maamulka K/galbeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey qorshe la doonayo in lagu dhiso waddo dheer oo isku xirta degmada Baraawe illaa Xuduudda dalka Iyo Itoobiya, qorshaha lagu dhisayo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Waxgarad Eedeeyay Dowladda Itoobiya Qaar kamid ah waxgaradka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ku eedeeyey dowladda Itoobiya iney wax ka ogtahay dilalka ka dhaca xadka dalkaasi ee dhanka gobolka Galgaduud. Nabadoon…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Kasoo Barakacay Abaaraha Oo Soo Gaaray Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa soo gaaray qoysas hor leh oo kasoo barakacay deegaanno mid ah gobolkaasi, kadib markii ay saameysay abaarta. Qoysaskaan oo Labadii maalin ee lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mooshin Laga Keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in ay mooshin ka gudbiyeen guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi Cismaan Barre Maxamed. 40 xildhibaan oo ku kulmay Jowhar ayaa sheegay iney shaqada ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Iyo Galmudug Oo Shir Nabadeed Uga Furmay Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa ka furmay shir ballaaran oo loogu gogol xaarayo nabad waarta oo ka dhalata guud ahaan gobolka Mudug. Wasiirro ka kala tirsan Labada dhinac ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Cusub Ee Hiiraan Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaal Beeleedyada Guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan Cumar Aadan Ibraahim oo maanta gaaray magaalada B/weyne ayaa ugu baaqay beelaha ku dagaallamaya deegaanno kamid ah gobolkaasi in nabadda qaataan oo ay dagaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro Ka Tirsan Puntland Oo Qiimeynaya Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkii Af Urur Wasiirro ka tirsan maamulka Puntland ahna guddi dhowaan madaxweyne Gaas u xilsaaray iney soo qiimeeyaan khasaarihii ka dhashay dagaalkii ka dhacay deegaanka Af urur ee gobolka Bari ayaa maanta gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Hiiraan Iyo Khasaare Ka Dhashay Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maqribkii caawa uu dagaal xooggan oo u dhaxeeya Labo beel uu ka dhacay deegaanka Baanyaaley oo ku dhow degmada Matabaan ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaalkii Hoggaaminayey Dagaal Jimcihii Ka Dhacay Baydhabo Oo Isku Dhiibay K/galbeed Cabdulle Isaaq, taliye ku xigeenka ciidamada Booliiska gaarka ah ee Koonfur Galbeed, ahaana sarkaalkii hoggaaminayey dagaal Jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa isku dhiibay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Sameeyay Jowhar Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in howlgallo ballaaran ay ka sameeyeen xaafado kamid ah degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Howlgalladaan oo la sameeyay xalay iyo…