Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Qaramada Midoobay Sheeko:Dalka Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Camey ayaa maanta wuxuu magaalada Garoowe kula kulmay wafdi uu hoggaaminayo madaxa xafiiska xuquuqul insaanka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, waxaana ay ka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Gaalkacyo Oo Baaq u Diray Beello Isku Haya Bariga Gobolka Mudug Culimada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ugu baaqay beello isku haya bariga gobolkaasi, waxaana dhinacyadaasi kula dardaarmeyn iney ka shaqeeyaan nabadda iyo xasiloonida. Sheekh Jaamac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hobyo Oo Ka Warbixyey Shactar Ku Degay Xeebaha Mudug Shactar ka baxay Muqdisho kuna sii jeeday magaalada Hobyo ayaa ku degay meel aan ka fogeyn xeebaha degmadaasi ee gobolka Mudug, kaasi oo waday qalab kala duwan. Maxamuud Maxamed Cawaale,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khaliif Galeyr Oo Ku Sugan Magaalada Hargeysa Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland waxaa maalintii shalay ahayd safar aan la shaacin ku tagay madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr. Galeyr ayaa la dejiyey mid kamid ah Hoteellada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed Oo Ka Hadashay Xaqiijinta Amniga Imtixaanaadka Xasan Xuseen Maxamed wasiirka hub ka dhigista iyo dhaqan celinta Maleyshiyaadka ahna ku simaha wasiirka amniga maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in wasaaradda amniga ay si weyn…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adaha Amniga Oo Ka Hadlay Qorshaha Iyo Barnaamijkooda Amni Hay’adaha Amniga iyagoo ka duulaya go’aamadii Golaha Wasiirada ee 11kii May 2017 waxey diyaariyeen barnaamijyadii ay ka mid ahaayeen; In la xareeyey ciidankii isku-dhafka ahaa ee howlgalka xasilinta Caasimadda, oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Qoysas Bilaabay Tabcashada Beeraha Dad gaaraya 1, 250 (Kun, Labo Boqol iyo Kontan) Qoys oo Beeraley ahaa kana barakacay abaarahii ku dhuftay degmada Baardheere ee gobolka Ged, ayaa xilligaan waxay bilaabeen Tabcashada beerahooda. Qoysaskan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Sheegtay Ineysan Qaadeyn Imtixaanka Mideysan Ee Dugsiyada Sare Wasaaradda waxvarashada ee maamulka Galmudug ayaa sheegtay in deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo aaney ka dhici doonin imtixaanka Mideysan ee dugsiyada sare. Wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi Abshir Cabdi Shiiqow ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Hirshabeelle Oo Wada Hadalsiinaya Beelaha Ku Dagaalay Baladweyne Guddi iskugu jira xildhibaano iyo waxgarad ka titsan Maamulka Hirshabeele ayaa Gaaray magaalada Baledweyne si ay xal ugu helaan Colaada ka soo cusboonatay meelo ka mid ah Gobolka Hiraan. Xildhibanadan…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka 26 Sano Kadib, Yaa Ka Dambeeyay In Somaliland Gooni Isu Taagto? Maanta waxaa 26 sano laga joogaa markii gobollada waqooyi ee Somaliland ay ku dhawaaqeen gooni isu taag, in kasta oo aan weli la aqoonsan hadana dadaalkooda ma yara, waxaa ay…