Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland Oo Rugaha Ganacsi Ee Ka Jira Dalka Ugu Baaqay Iney Midoobaan Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee maamulka Jubbaland Shariif Raabi Kaahin oo la hadlay Goobjoog News ayaa ugu baaqay dhammaan rugaha ganacsiga ee ka jira dalka inay midoobaan. Guddoomiyaha ayaa sheegay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Galmudug Oo Galay Fasax Labo Bil Ah Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta galay fasax Labo bil ah, waxaana soo xirmay Kalfadhiggii Afaraad ee maamulkaasi. Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa soo xiray Kalfadhiggan, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo Mar Kale Sheegay In La Furayo Dekadda Ceelmacaan Iyo Garoonka Cisaley Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabullaahi Cosoble oo maanta ka qeybgalay kulan ay lahaayeen xildhibaannada baarlamaanka ee maamulkaasi ayaa sheegay in maamulkiisa uu furi doono dekadda Ceelmacaan ee Shabellaha Dhexe iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ceel-Buur Oo Goobjoog Uga Warramay Qorshe Looga Saarayo Al-shabaab Maamullka degmada Ceel-Buur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay wadaan qorshe iyo hawlgal ka dhan ah xarakada Al-shabaab ee ku sugan degmadaasi, si gacantooda looga bixiyo. Gudoomiayaha Dibad joog ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Magacaabay Guddomiyaha Gobolka Baay Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Baay, kadib markii guddoomiyahii hore ee gobolkaasi loo magacaabay wasiirka difaaca ee dalka. Guddoomiyaha cusub ayaa loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Mahadaay Oo Ka Digey Fatahaad Uu Sameeyo Wabiga Shabelle Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka digey fatahaad uu geysan karo wabiga Shabeelle ee degmadaasi mara. Guddoomiyaha degmada Mahadaay Axmed Xuseen Afrax ayaa sheegay in roobab ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Axmed Diiriye Oo Ku Baaqay In La Dhiso Dekadda Hobyo Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa madaxweynaha cusub ee Galmudug u soo jeediyay inuu dardargeliyo furitaanka dekadda Hobyo iyo dib u heshiisiinta. Wareysi uu siiyay Goobjoog ayuu ku sheegay Nabadoon Axmed…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Barnaamijka Siyaasadeed Ee Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) Axmed Ducaale Geelle Xuseen (Xaaf) oo ahaa ganacsade iyo xildhibaan dowladda dhexe ah 16-kii sano ee la soo dhaafay ayaa maanta magaalada Cadaado loogu doortay madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug. Hadaba,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Juxa Oo Galmudug Ku Bogaadiyay Wadahadalka Ahlu-sunna Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa oo goor dhow hadal ka jeediyey halkii lagu doortay madaxweynaha cusub ee Galmudug ayaa dardaaran adag u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Ku Baaqay In Doorashada Galmudug Ay Ku Dhacdo Si Cadaalad Ah Nabadoon Cali Diiriye oo kamid ah waxgaradka Galmudug ayaa ugu baaqay baarlamaanka maamulkaasi in si cadaalad ah ay ku doortaan madaxweynaha cusub ee Galmudug. Waxa uu sheegay Nabadoonka in doorashadan…