Galmudug: Doorashada Kadib Wadahadalka Ahlu-sunna Ayaa Dib u Bilaabanaya Sheeko:Dalka Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo ay wehliyaan wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan maamulka Galmudug ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Cadaaddo kadib markii maalmihii ugu dambeeyay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 30 Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Gadoon, Galgaduud Maamulka deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in cudurka shuban biyoodka ay deegaankaasi ugu dhinteen dad ka badan 30 qof oo dad waaweyn iyo carruur isugu jirta. Guddoomiyaha deegaankaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Hor Yimid Dib u Dhigista Doorashada Galmudug Nabadoon Yaasiin Gaani oo ag Afhayeenka odoyaasha dhaqanka ee Mudug ayaa sheegay iney aad uga xumaadeen in dib loo dhigo doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Afhayeenka ayaa sheegay in ka waxgarad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Maxkamadda Ciidamada Oo Xukuntay Saddex Ruux Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta gobolka Hiiraan ayaa xukunno kala duwan ku riddey Saddex dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay iney geysteen falal burcadnimo ah, kuwaasi oo lagu soo qabtay howlgal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Oo Lagu Dagaallamay Wararka saakay oo Axad ah ka imaanaya Tuulada Jameeca Misre ee shabellaha dhexe ayaa waxay sheegayaan in xaaladda ay tahay mid deggan, kadib markii shalay halkaasi ay ka dhaceen dagaallo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas: Ma Jirto Soomaliya Meel ay Ka Jirto Sadex International Airport Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas oo Sabtidii dhagax dhigay garoon cusub oo ay yeelan doonto magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay iney aysan gobollada dalka ka jirin Saddex garoon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Booliiska Oo Qabtay Rag Kufsaday Gabar 15 Jir Ah Taliska ciidanka Booliiska gobolka Mudug ee Galmudug ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen 5 ruux oo ku eedeysan iney kufsadeen Gabar Soomaaliyeed, waxaana raggaasi lagu xiray xabsiga Gaalkacyo. Taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Ku Sugan B/weyne Oo Gurmad Dalbaday Qoysas kasoo barakacay abaarta ka jirta deegaanno kamid ah gobolka Hiiraan kuna sugan magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka dalbaday dowladda Soomaaliya iyo maamulka Hirshabelle gurmad dhan walbo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobka Xilliga Gu’a Oo Ka Da’ay Degmada Jalalaqsi Ee Hiiraan Roobka xilliga Gu’a islamarkaana ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa lagu soo waramayaa inuu ka da’ay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan iyo sidoo kale deegaannada hoostaga degmadaasi. Guddoomiyaha degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Nabadoon Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku dileen mid kamid ah nabadoonnada ugu caansan magaaladaasi. Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabayey…