2016: Somaliland Oo Soo Bandhigtay Shaxda Dadka La Dilay Iyo Tirada Dhibanayaasha Burcadda, Kufsiga, Shilalka IWM Sheeko:Dalka Guddiga Shuruucda, arrimaha garsoorka iyo xuquuqul insaanka ee golaha guurtida Somaliland ayaa sheegay in ay la kulmeen xeer ilaalinta guud kaas oo guddiga warbixin ka siiyay kiisaskii dilalka iyo kufsiga… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Dowladda Ka Dalbaday La Dagaalanka Al-shabaab Iyo Furista Waddooyinka Xiran Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka dalbaday dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan madaxweyne Farmaajo in sida ugu dhaqsiyaha badan loo furo waddooyinka isku xira Baay iyo Muqdisho,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Leego: Maamulka K/galbeed Wuu Inaga Eexday Maamulka Deegaanka leego ee shabeellaha hoose ayaa sheegay in maamulka koofur Galbeed uu ku fashilmay wax ka qabashada Ammniga, iyo Abaaraha ka taagan degaanada hoostaga deegaankaasi. Abukar Cabdullahi Isaaq, gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed Oo Shaqo Abuur u Sameynaysa Dadka Naafada Ah Wasaaradda gargaarka iyo daryeelka naafada ee maamulka K/galbeed ayaa sheegtay in shaqo abuur ay u sameyn doonaan dhammaan dadka naafada ah ee ku sugan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo. Wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Lagu Eedeeyay Dilka Askari Jabuutiyaan Ah Oo Lagu Dilay Buuloburde Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta gobolka Hiiraan ayaa xaqiijisay in la dilay askari ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, kaasi oo ku eedeysnaa inuu dilay askari ka tirsan ciidanka Jabuuti…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Mucaaradka Oo Ka Walaacsan Lacagta Doorashada Mucaaradka maamulka Somaliland ayaa wal-wal ka muujiyay dib-u-dhaca soo xareynta lacagta doorashooyinka maamulkaasi. Xisbiyada Mucaaradka ee Waddani iyo UCID ayaa ka digay in dowladda Somaliland ku guul-dareysato soo xareynta lacagta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Ruux Oo Ku Geeriyootey Duqeyn Ay Ciidamada Kenya Ka Geysteen Gedo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn ay habeenkii xalay ahaa ciidamada Kenya ka geysteen deegaanno ka tirsan gobolka Gedo, halkaasi oo waxyeello ay kasoo gaartay dad shacab ah. Ciidamada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Ganacsiga Galmudug Oo Ceyriyay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga, Labadaba Waxaa Ay La Hadleen Goobjoog Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha dowlad goboldeedka Galmudug Cabdiqadir Cabdullahi Warsame ayaa wareegto uu soo saaray xilka uga qaaday Gudoomiyihii KMG ee Rugta ganacsiga Galmudug Maxamed Cabdullaahi Marteelo, arrintaas uu ninka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 18 Ruux Oo Abaar Ugu Geeriyootay K/galbeed Wasaaradda gargaarka iyo daryeelka naafada ee maamulka K/galbeed ayaa sheegtay in abaarta ka jirta deegaannada maamulkaasi ay u dhinteen dad gaaraya 18 qof, Labadii bil ee ugu dambeysay. Wasiirka wasaaraddaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Ka Qeylo Qaaday abaarta Gobolkaasi Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in xaalad adag ay ka jirto gobolkaasi, islamarkaana dadku u baahan yahay gurmad dhan walbo…