Maamulka Hirshabelle Oo Joojiyey Shaqadii Isbitaalka Degmada Jowhar Sheeko:Dalka Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa waxay sheegayaan in maamulka Hirshabelle uu joojiyey dhammaan shaqadii ka socotey isbitaalka degmadaasi. Wariyaheena Jowhar ayaa soo sheegaya in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Marka Oo Eedeeyay K/galbeed Maamulka magaalada Marka ayaa ku eedeeyay maamulka K/galbeed iney ka gaabiyeen wax ka qabashada amniga guud ee magaaladaasi. Guddoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka Marka C/xakariin Xuseen Xasan oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Alhu-Sunna Oo Maanta Lagu Wada Hadalsiinayo Muqdisho Waxaa maanta lagu wadaa in uu wada hadal uga furmo magaalada Muqdisho maamul goboleedka Galmudug iyo kooxda diiniga ah ee Ahlu Sunna Wal-Jamaaca. Wada hadalka labada dhinac ayaa imaanaya kadib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Dhaliilay Dowladda Turkiga Madaxweynaha maamulka Puntlan C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in dowladda Turkiga aaney fulin balanqaadyo dhowr ah oo ku aadan mashaariic ay ka fulineyso deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Puntland.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galgaduud: Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha Biyaha Iyo Abaarta Oo Kasii Dartay Waxaa sii kordhaya saameynta ay abaarta dalka ka jirta ku reebtay dadka iyo duunyada ku dhaqan gobolka Galgaduud, iyadoo lasoo sheegayo in sare u kac ku yimid qiimaha la kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay In Duqeyn Ka Dhacday Lagu Diley Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Wargeyska the Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa saakay waxa uu daabacay warbixin uu ciwaan kaga dhigay in ka badan 100 askari oo ka tirsan xarakada Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Maamulka Oo Beeniyey Iney Jirto Xiisad u Dhaxeysa Puntland iyo Galmudug Maamulka magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in ay jirto xiisad dagaal oo ka aloosan Magaaladaasi. Warar maalmahan dambe la isla dhexmarayey ayaa sheegayay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Amniga Iyo Horumarka Mudug Oo Ka Dhacay Gaalkacyo Maamulka gobolka Mudug, hay’adaha ammaanka iyo dhallinyarada gobolka Mudug ayaa maanta maagaalada Gaalkacyo waxay ku yeesheen kulan ballaaran oo looga hadlayey horumarka iyo ka qeybqaadashada amniga gobolkaasi. Kulankaan waxaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraakiib Dhib Ku Haya Kalluumeysatada Degmada Cadalle, Sh/dhexe Kalluumeystada degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka cabanaya maraakiib shisheeye oo ay sheegeen in dhibaato ay kala kulmaan xilliga ay kalluumeysanayaan. Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee degmadaasi Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhis Lagu Sameeyay Qaar Kamid Ah Waddooyinka Degmada Baraawe Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey dib u dhis lagu sameeyey waddooyin dhowr ah oo ku yaalla degmadaasi. Guddoomiye ku xigeenka degmada…