Dowladda Iyo Galmudug Oo Heshiis Gaaray & Doorashadii Oo Dib Loo Dhigay Sheeko:Dalka Wada hadallo habeenkii xalay ahaa illaa gelinkii hore ee maanta ay magaalada Cadaado ay wasiiro, xildhibaanno ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya la lahaayeen goleyaasha fulinta ee baarlamaanka Galmudug ayeey ku… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug Oo Dhaliil u Jeediyey Wasiir Juxa Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya inuu farogelin toos ah ku sameeyay howlaha shaqo ee maamulkooda. Xildhibaan Mahdi Cali Cilmo oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Buurhakaba Oo Baaq u Direy Dowladda Iyo Hay’adaha Samofalka Ah Maamulka Degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa ka warbixiyey xaaladda nololeed ee qoysaska ku nool degmadaasi iyo sidoo kale deegaannada kale ee ku dhow. Guddoomiyaha degmadaasi Cabdi Maxamed Axmed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Sheegay Iney Qabteen Qaraxyo Lagu Aasayey Kismaayo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen Miinooyin ay sheegeen in la doonayey in lagu dhibaateeyo shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Axmed Maxamed Maxamuud, Afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Juxa Oo Cadaado Kula Kulmaya Mas’uuliyiinta Galmudug Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa , oo shalay gaaray degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, ayaa halkaasi waxa uu kulamo kula leeyahay madaxda maamulka Galmudug. Wasiirka ayaa sheegay inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Xasan C/laahi: Cabsi Kama Qabno Iney Dib u Dhacdo Doorashada Galmudug Xildhibaan Xasan C/laahi oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Galmudug ayaa sheegay in wax cabsi ah aysan ka qabin dib u dhac ku yimaada doorashada madaxweyne ee maamulkaasi. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imise Musharrax Ayaa Isku Diiwaangelisey Doorashada Madaxweynaha Galmudug? Guddiga doorashada madaxweyne ee maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay soo dhammaatay diiwaangelinta musharraxiinta u taagan xilkaasi. xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo ah guddoomiyaha guddigan ayaa u sheegay Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sool: Dad Ka Badan 100 Qof Oo Uu Soo Ritey Cudurka Shuban Biyoodka Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in dad ka badan 100 qof oo uu Todobaad gudahiisa uu soo ritey cudurka shuban biyoodka, iyadoo ay jiraan dad cudurkaasi u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Eedeeyay Maamulka Jalalaqsi Iyo Guddoomiyaha Degmadaasi Oo Ka Jawaab Celiyey Qaar kamid ah waxgaradka ku dhaqan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa ku eedeeyey maamulka degmadaasi iney gacan bidixeeyeen gurmad raashiin ah oo dhowaan ka timid guddiga abaaraha Hirshabelle. Nabadoon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobka Xilliga Gu’a Oo Ka Curtay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Mudug Roob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa lagu soo waramayaa inuu ka da’ay deegaanno ka tirsan gobolka Mudug, halkaasi oo ay ka jirto abaar saameysay dadka iyo duunyada. Wararka…