Dhallinyarada Laascaanood Oo Bilaabay u Gurmashada Dadka Kasoo Barakacay Abaaraha Sheeko:Dalka Dhallinyaro ku sugan degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa bilaabay qorshe ay ugu gurmanayaan dadka shacabka ah ee kasoo barakacay abaaraha ka jira deegaanno ka tirsan gobolkaasi. Xaafadaha degmada Laascaanood,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Oo Baaq u Diray Shacabka Cadaado Xildhibaan Mahad Sheekh Cali oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa baaq u diray shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo 10-ka bishan ay doorashada madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 3-aad Ee Baarlamaanka Jubbaland Oo Maanta Furmaya Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo uu ka furmo Kalfadhigga Saddexaad ee baarlamaanka maamulka Jubbaland, kadib fasax ay ku jireen xildhibaannada baaarlamaankaasi. Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Musharraxiinta Madaxweyne Oo La Diiwaangelinayo Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa ka soconaya diiwaangelinta musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee maamulka Galmudug, kadib markii guddiga doorashada uu maalintii shalay ahayd soo saaray jadwalka doorasho. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Dowladda Ka Dalbaday Gurmad Degdeg Ah Barakacayaasha ku dhaqan deegaanno u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ka dalbadeen in gurmad degdeg ah lala soo gaaro. Barakacayaashan oo abaarta darteed uga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Balcad Oo Ka Warbixiyey Amniga Guud Ee Degmadaasi Maamulka degmada Balcad ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegay in isbedal amni oo la taaban karo uu ka jiro degmadaasi. Gudoomiyaha degmadaasi Maxamuud Maxamed Saney oo u waramay Goobjoog News,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Faah Faahiyey Wada Hadallo Ay Jabuuti Kula Yeesheen Somaliland Maamulka Khaatumo State ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey shir ay magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti kula yeesheen maamulka Somaliland, kaasi oo daba socday shirrar ay Labada dhinac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Qoysas Ka Cabanaya Biyo La’aan Qoysas ku nool deegaanno ka tirsan bariga gobolka Hiiraan ayaa ka cabanaya xaalad nolol xumo oo ay ugu horreyso biyo la’aan baahsan oo dadkaasi haysan. Qaar kamid ah dadkaan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Ka Walaacsan Dib u Dhac Ku Yimaada Doorashada Galmudug Waxgarad iyo siyaasiyiin ku sugan degmada Cadaado ee gobolka Galagduud ayaa ka cabsi qaba in dib u dhac uu ku yimaado doorashada madaxweynaha Galmudug oo 10-ka bishan la doonayo in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaan Ku Baaqay In Gurmad La Gaarsiiyo Deegaanno Ka Tirsan Galgaduud Xildhibaan Mahad Sheekh Cali Cibaar oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ku baaqay in gurmad bini’aadannimo lala gaaro deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud. Xildhibaanka oo la hadlay Goobjoog…