Faah Faahin: Howlgal Lagu Badbaadinayo Markab Sida Shixnado Ganacsi Oo Ka Socda Dekadda Muqdisho Sheeko:Dalka Maamulka dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay iney wadaan dedaal xooggan oo ay ku badbaadinayaan markab weyn oo sida shixnado ganacsi oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed. Maareeye ku xigeenka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Sheegay Iney Fureen Waddooyinkii Gaalkacyo Ee Ku Xirmay Dagaallada Maamulka Magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa sheegay iney fureen dhammaan waddooyinkii ku xirmey dagaalladii magaaladaasi ka dhacay dhammaadka sanadkii 2016. Duqa magaaladaasi Yaasin Tumey oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Qaran Abaaraha Oo Deeqo Ka Badan Hal Milyan Oo Dollar Gaarsiiyay Maamul Goboleedyada Guddiga Qaran Ee Gurmadka Abaaraha ayaa soo saaray qiimaga deeqaha ay gaarsiiyeen dhammaan gobollada dalka. Waa wajiga 2aad ee gaarsiinta deeqaha Hadaba, Waxaa Maamullada Loo Gaarsiyay Sida Soo Socota: Magaca…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Xaawo Maxamed: Ma Qabo In Wax Laga Bedalo Xukuumadda Xildhibaan Xaawo Maxamed Aadan oo kamid ah xildhibaanada golaha shacabka ayaa sheegtay ineysan aragti ahaan qabin in xilligaan wax laga bedalo xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmad Raashin Ah Oo Lala Gaaray Dad Ku Dhibban Baardheere Deeq lacageed oo ay iska soo uruuruiyeen Culimada iyo Ganacsatada ku dhaqan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta waxaa raashin loogu qeybiyey Boqolaal qoys oo kusoo barakacay Magaalada Baardheere…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Magacaabay Wasiiru Dowle Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay wasiiru dowlaha madaxtooyada ee maamulkaasi. Gaas ayaa xilkaan waxa uu u magacaabay Burhaan Cilmi Xirsi oo horey u ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Baarlamaanka Oo Isku Raacay Xubnaha Guddiga Doorashada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta oo Isniin ah isku raacay in guddiga doorashada madaxweynaha ay noqdaan 11 xubnoo oo baarlamaankaasi iska soo dhex xulay. Gudoomiyaha baarlamaankaasi Cali Gacal Casir ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Ku Baaqay In La Meelmariyo Xukuumadda Kheyre Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya in ay meelmariyaan xukuumadda cusub ee dhowaan uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Shariif…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Soo Bandhigtay Dacwadaha Loo Haysto Wariye Coldoon Xeer Ilaalinta maamulka Somaliland ayaa soo bandhigtay dacwadaha loo haysto wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo bishii hore ee February lagu xiray magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland. Qoraalkaan kasoo baxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Digniin u Direy Xafiiska QM Ee B/weyne Wasiiro ka tirsan maamulka Hirshabelle iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Baladweyne ayaa dhaliil ka muujiyey xiriirka wada shaqeyn ee u dhaxeeya maamulka Hirshabelle iyo xafiisyada…