Mas’uul Hore Oo Puntland Ku Eedeeyay Ka Warqabka Kalluumeysiga Sharci Darada Ah Sheeko:Dalka Agaasimahii hore ee la dagaalanka burcad Badeedda maamulka Puntland C/risaaq Maxamed Dirir (Duceysane) ayaa sheegay in maamulka Puntland uu ka warqabo kalluumeysi sharci darro ah oo maraakiib shisheeye ka wadaan… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo Baydhabo Ka Furtay Xarunta Iskuduwidda Howlaha Gargaarka Qaramada Midoobay ayaa xarun iskuduwidda howlaha gargaarka ee abaarta waxa ay ka furtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Furitaanka xaruntan ayaa QM waxa ay ku sheegeysaa in ulajeedka loo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Galmudug Oo Kan Puntland Ku Wareejiyey Maxaabiis Iyo Gaari Lasoo Dhacay Ciidamada Booliiska ee maamulka Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ka sameeyay howlgal ay ku baadigoobayeen dad falalka amni darrada ah inta badan ka geysta gudaha magaaladaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Iyo Imaaraadka Oo Si Rasmi Ah u Saxiixay Heshiiskii Berbera Maamulka Somaliland iyo dowladda Imaaraadka Carabta ayaa magaalada Abu Dubai waxay si rasmi ah ugu kala saxiixdeen heshiiskii bebera ee muranka badan dhaliyey. Heshiiskan oo ka kooban Lix qodob ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Geelle: Doorashada Galmudug Waxay Dhacaysaa 28-ka Bishan Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo kamid ah guddi xildhibaanno ah oo baarlamaanka Galmudug u xil saaray qaban qaabada doorashada madaxweynaha ayaa sheegay in 28-ka bishan ay si kama dambeys ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Oo Codsaday In Dib Loo Dhigo Doorashada Galmudug Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa codsaday in dib loo dhigo muddo 45 cisho ah doorashada madaxweynaha ee maamulka Galmudug. Qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Guddoomiye Maxkamadeed Oo Is Casilay Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, waxay sheegayaan inuu is casilay guddoomiyahii maxkamadda magaaladaasi Sheekh Xasan Macallin Aadan. Warar laga helayo ilo isaga ku dhow waxay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galgaduud: Qoysas Gurmad Dalbaday, Abaarta Darteed Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan deegaanno kamid ah gobolka Galgaduud ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ay hayso, kadib markii ay ka dartay abaarta ka jirta gobolkaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaan Ka Warbixiyey Qorshaha Doorashada Madaxweynaha Xildhibaan Garaad Yuusuf oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, waxa uu sheegay in ay socdaan dedaallo badan oo lagu doonayo in lagu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna: Hadda Kadib Waa La Fulin Heshiisyada Aan La Galno Dowladda Maamulka Ahlu-sunna waljameeca ee gobollada dhexe ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya la fulin doono dhammaan heshiisyada ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya. Sheekh Maxamed Shaakir, hoggaamiyaha maamulka Ahlu-sunna…