B/xaawo: Nabad Sugidda Oo Gacanta Ku Dhigay Rag La Sheegay Iney Ka Mid Yihiin Al-shabaab Sheeko:Dalka Ciidamada Nabad sugidda Jubbaland ee degmada B/xaawo ayaa gacanta ku dhigay Labo nin oo la sheegay iney ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab, waxayna soo bandhigeen Labadaasi nin iyo bistoolooyin la… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada Bulshada Rayidka Ee K/galbeed: Dad Ka Badan 300 Ayaa Abaar Iyo Cudurro u Geeriyooday Ururrada bulshada Rayidka ee gobollada Koonfur Galbeed ayaa sheegay in degaannada gobolladaasi ay abaarro iyo xanuunno ay ugu dhinteen dad ka badan 300 oo qruux. Guddoomiye ku xigeenka hay’adda ururada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Sheegay In Shacabka La Xisaabtami Doonaan Wasiirada Maamulkiisa Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in la xisaabtan dhab ah ay shacabka la geli doonaan dhammaan wasiirada maamulkiisa. Waxa uu sheegay in ay qorsheynayeen in bishii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cosoble Oo Dalalka Deriska Ku Eedeeyay Iney Hub Siiyaan Maamul Goboleedyada Qaarkood Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in dalalka deriska qaarkood ay hub siiyaan maamul goboleedyada dalka ka jira qaarkood. Cosoble oo saxaafadda kula hadlay degmada Ceel-macaan ee Shabellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 21 Ka Tirsan Guurtida Oo Go’aan Ka Gaaraya Muddo Kordhinta Madaxweynaha Somaliland. Golaha guurtida Somaliland ayaa iska saaray illaa 21 xubnood kuwaas oo go’aan ka gaaraya inta muddo ee loogu darayo ama xilka uu sii heyn doono madaxweynaha maamulka Somaliland Maxamed Maxamud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baardheere Oo Burburiyey Dhul Sharci Darro Loo Dhistey Maamulka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa bilaabay howlgalo burburin dhul si sharci daro ay u dhisteen dad shacab ah oo ku dhow Buundada Baardheere. Dhulka hadda la burburinayo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Baaq u Dirtey Dowladda Federaalka Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobollada dhexe ayaa ku baaqay in gurmad degdeg ah lala soo gaaro shacab Soomaaliyeed oo ku barakacay degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Yuusuf Xasan Ciyo, guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Oo Saameysay Dadka Da’da Ah Dalka waxaa ka jira abaar baahsan oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada, iyadoo dadku ay u kala nugul yihiin saameynta abaarta. Waxaa jira dad da ah oo abaarta uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socday Canada Oo Gaarey Baydhabo Maanta oo Khamiis ah waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay gaaray wafdi ballaaran oo ka socay dowladda Canada, kuwaasi oo la kulmay madaxda maamulka K/galbeed. Wafdigan ayaa ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug Oo Baaq Ka Direy Abaarta Ka Jirta Guud Ahaan Dalka Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee baarlaamaanka maamulka Galmudug Maxamed Axmed Maalin ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney u gurmadaan dadka ay abaarta ku hayso gobollada dalka. Waxa uu sheegay in…