Sheekh Daad: Abaarta Puntland Way Ka Sii Dartay Sheeko:Dalka Abaaraha ka jira degaannada Puntland oo weli dhibaato ku haya dadka iyo duunyada ku dhaqan degaanno badan. Sheekh Axmed Yuusuf Daad oo kamid ah guddiga abaaraha ee Puntland ayaa caawa… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xisbiga Waddani ” Duruufta Jirtaa Maaha Mid Doorasho Suurtogelineysa” Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Xaaji Aadan ayaa sheegay in duruufta abaaraha ee ka jira Somaliland aaney ahayn mid suurogelinaysa in doorasho ka dhacdo maamulkaas. Xirsi oo hadalkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Goobo Hor Leh Oo Loo Diyaariyey Qaxootiga Kasoo Laabanayaa Kenya Maamulka Jubbaland iyo Guddiga Dib u Dajinta qaxootiga ka soo laabanaya Kenya ayaa sheegay in ay diyaariyeen Goobo hor leh oo dadkaasi la dajiyo. Guddomiye ku xigeeenka guddiga qaxootiga iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Hiiraan Oo Ka Aragti Dhiibtey Doorashadii Guddoonka Golaha Shacabka Shacabka ku dhaqan gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka arati dhiibtey doorashadii guddoonka golaha shacabka oo 11 iyo 12-kii bishan ka dhacday magaalada Muqdisho.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Cusub Ee Gobolka Galgaduud Oo Ballan Qaaday Wax Ka Qabashada Ammaanka Gobolkaasi Guddoomiyaha cusub ee gobolka Galgaduud ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News kaga halday arrimaha kaga qorsheysan gobolkaasi. Maxamed Cali Cilmi ayaa sheegay in abaaro adag ay ka jiraan gobolka Galgaduud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sool: Maamulka Iyo Guddiga Abaaraha Oo Ka Hadlaya Heerka Abaaraha Iyadoo ay sii adkaanayso xaalada abareed ee ka jira gobolka Sool ayaa gudiga abaaraha Iyo Badha-saabka gobolka Sool Cabdi khayre Dirir ayaa baaq-qaylo dhaan ah u diray maamulka Somaliland inay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Axsaabta Siyaasadda Somaliland oo Ka wadahadlay Abaaraha iyo Doorashooyinka Guddoomiyeyaasha axsaabta siyaasadda Somaliland ee Kulmiye, Waddani, oo shir ku yeeshay Hargeysa Talaadadii, ayaa ka wadahadlay xaaladda abaaraha iyo doorashooyinka oo muddo gaaban ay ka harsan tahay. Kulanka oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabaddoon Xaad “50 Nin Ma Burburin Karto Galmudug” Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ah guddoomiyaha Odoyaasha dhaqanka ee beelaha hawiye ayaa sheegay in aysan burburin karin nidaamka Galmudug tiro xildhibaanno ah oo uu sheegay in dano gaar ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-Sunna oo Doortay Guddoon Baaralmaan Doorasho oo waqti badan socotay oo ka dhacday magaalada Dhuusomareeb waxaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Ahlu-sunna loo doortay Saadaq Sheikh Yuuf oo horay u soo qabtay jagada Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunna: 65 Xildhibaan Oo Maanta Dooranaya Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Maamulka Ahlu-Sunna oo ka taliya magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ay soo xuleen ilaa 65 Xildhibaan, kuwaas oo maanta lagu wado iney doortaan guddoomiyaha baarlamaanka maamulka iyo…