Galmudug: 50 Xildhibaan Oo Madaxweyne Guuleed Ka Gudbisay Mooshin Sheeko:Dalka, War 50 Xildhibaan oo ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug ayaa mooshin xil ka xayuubin ah ka gudbiyay madaxweyne Cabdikariim Xuseen Guuleed. Xildhibaan Shariif Maxamed Tahliil oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Boolis Iyo Nabad Sugid Ah Oo Tabobar Loogu Soo Xirey B/weyne Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa maanta oo Sabti ah waxa uu magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Tabobar ugu soo xiray 100 askari oo isugu jira Nabad sugidda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka: %57 ka Tirsan Codbixiyeyaasha Somaliland oo ay Abaaruhu Si Xoog leh Usaameeyeen Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax) oo ah Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay in guddiga doorashooyinku u sheegeen in %57abaar ba’ani hayso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Baaq u Direy Shacabka Hiiraan Iyo Sh/dhexe Maamulka Hirshabelle ayaa baaq ku aadan isku gurmashada abaaraha iyo wada qeybsiga daaqa waxa uu u direy shacabka ku dhaqan guud ahaan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo ee Hiiraan iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaatumo Oo Ka Digtey Carqalad Lagu Sameeyo Wada Hadallada Ay Kula Jiraan Somaliland Maamulka Khaatumo State ayaa ka hadlay wada hadallada ay kula jiraan maamulka Somaliland iyo wax ka jira sax ahaanshiyaha wararka sheegaya iney ku biirayaan maamulka Somaliland. Wasiirka warfaafinta maamulka Khaatumo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Galmudug Oo Baaq Ka Direy Abaaraha Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka maamulka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa sheegay in bulshada ku nool gobollada Mudug iyo Galgaduud oo baadi ah xoolo dhaqato ay si weyn u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baraawe: Maamulka Oo Amniga Degmada Kala Hadley AMISOM Iyo Ciidamada Xoogga Dalka Maamulka Degmada Baraawe ayaa sheegey in kulan gaar ah oo xoogga lagu saarayey xagga amniga ay degmadaasi kula yeesheen AMISOM iyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Gudoomiye Xigeenka Amaanka Maamulkasi Bashir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jalalaqsi: Dad Looga Shakisan Yahay Al-shabaab Oo La Qabtey Ciidmaada ammaanka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku soo dhigay rag looga shakisanyahay iney katirsan yihiin xarakada Al-shabaab. Guddoomiye ku xigeenka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Abuukar Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka EYL: Doomo Kallumeysi Sharci Darro Ah Oo La Qabtey Doomo si sharci darro ah uga Kallumeysta biyaha Soomaaliya gaar ahaan degmada Eyl ee Gobolka Nugaalk ayaa la sheegayaa in ay sii kordhayaan. Maamulka degmada eyl ayaa sheegay inay si…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Kulan Ay Soo Qabanqaabiyeen Salaaddiin Ayaa Lagu Dhex-dhexaadiyay Muuse Biixi iyo Cabdiraxmaan Cirro Kulan ay soo qabanqaabiyeen qaar ka tirsan salaaddiinta Somaliland oo lagu dhex-dhexaadiyay Labada Musharrax ee u taagan qabashada xilka madaxtooyada Somaliland ee kala ah C/raxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, iyo Muuse…