Abaarta Ka Jirta Gobolka Bari Oo Saameysay Waxbarashadii Gobolkaasi Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Wabarashada degmada Qardho ee gobolka Bari, Saciid Maxamed Faahiye oo xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in abaarta saameynta ballaaran ku yeelatay dadka iyo duunyada ay sidoo kale saameysay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Dhaamin Laga Sameeyey Deegaanno Abaartu Ku Dhufatay, Gobolka Sanaag Guddiga abaaraha gobolka Sanaag ayaa gurmar biyo dhaamin ah u sameeyey qoysas badan oo ku dhaqnaa deegaanka Booda Cadde oo kamid ah deegaanada abaartu ay ka jirto. Sheekh Saciid Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Beeraleyda Oo Ka Walaacsan Biyo Yaraanta Wabiga Shabelle Beeraleyda ku dhaqan magaalada jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa walaac ka muujiyey xaalad biyo yari ah oo ka jirta wabiga Shabelle, gaar ahaan qeybta uu gobolkaasi ka maro.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo B/weyne u Tagey La Tashi Dadweyne Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa maanta lagu soo dhoweeyey magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana xubnaha la socdey kamid ahaa xildhibaan C/laahi Goodax Barre. Guddoomiyaha maamulka Gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Shaqeeya Ee Ku Sugan Deegaannada Galmudug Oo Lagu Amray Iney Is Diiwaangeliyaan Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha maamulka Galmudug ayaa farriin u dirtey dhammaan shaqaalaha ku sugan deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi. Wasiirka wasaaraddasi Maxamed Cabdullaahi Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoolo Dhaqato Ka Tagey Caabudwaaq Oo u Naqraacay Gobolka Bari Dad xoolo dhaqato ah una badan reer Guuraa kana tagey deegaanno hoostaga degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa u naqraacay deegaanno ka tirsan gobolka Bari oo dhowaan roob uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Baaq u Direy Xildhibaannada Labada Aqal Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas oo maanta gaarey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa baaq u direy xildhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya. Waxa uu Gaas xildhibaannada ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsiga Loo Yaqaan Waratada Oo Kusoo Batey Jowhar Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe waxaa kusoo batey ganacsatada Waratada oo waxyaabo badan kusoo kordhiyey magaaladaasi. Ganacsiga sidan ah horey loogama aqoon magaalada Jowhar, dadka danyarta ah ayeey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Waxaan u Diyaar Nahay Inaan Xoreyno Deegaannada Inaga Maqan” Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ka hadlay arrimo badan oo maamulkiisa uu qabtay sanadkii tagay ee 2016, isaga oo sheegay in sanadkaasi ahaa mid Soomaalida ugu hadal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Faroole Oo Dhaliil u Jeediyey Maamulka Puntland Senator C/raxmaan Faroole oo ka hadlay abaarta ka jirta deegaannada maamulka Puntland ayaa dhaliil u jeediyey madaxda iyo Labada gole ee maamulkaasi, kadib markii uu sheegay inay gabeen kaalintii looga…