Dad Kasoo Barakacay Abaar Oo Raashiin Loogu Qeybiyey Gobolka Sool Sheeko:Dalka Qoysas badan oo kasoo barakacay abaaraha ka jira deegaanno kamid ah gobolka Sool ayaa deeq raashiin ah loogu qeybiyey deegaanka Kalbardaaley, iyadoo raashinkan loo qeybiyey qof walba oo kusoo barakacay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed Oo Raadineysa Xuquuqda Dadka La Hayb Sooco Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo looga hadlayey sidii ay xuquuqdooda u heli lahaayeen dadka la hayb sooco iyo sidoo kale dadka la sheego…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Reer Guuraa u Naq Raacay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Bari Qoysas badan oo ka hayaamay abaaraha ka jira deegaanno ka tirsan Puntland, Somaliland, iyo gobollada dhexe ee dalka ayaa isugu tagey deegaanno ka tirsan gobolka Bari, halkaasi oo dhowaan uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Oo Eedeeyay Madaxda Puntland Xildhibaan hore Daahir Ciirro ayaa madaxda maamulka Puntland ku eedeeyay in aysan xil iska saarin waajibaadka shaqo ee ay leeyihiin. Siyaasi Daahir Ciirro ayaa dhaliilay qaabka ay ammaanka ku sugayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Sugan Gaalkacyo Oo Baaq u Direy Puntland Iyo Galmudug Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa baaq nabadeed u direy maamullada Puntland iyo Galmudug oo ciidamo kala taabacsan marar badan ay ku dagaallameen magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Jubbaland Oo Ciidamo Dheeraad Ah u Dirtey Duleedka Kismaayo Maamulka Jubbaland ayaa ciidamo badan oo dheeraad ah u direy deegaanno ku dhow magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, halkaasi oo ay ka socdaan dagaallo u dhaxeeya ciidamada maamulkaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Rasaas Ka Dhacday Suuqa Darxumo Wararka hadda naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in gudaha magaaladaasi ay ka dhacday rasaas dhowr ah. Rasaasta oo ay isweydaarsadeen ciidamada maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa ka dhacday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Booliiska Oo Soo Bandhigay Rag Dhaawacyo Gaarsiiyay Mas’uuliyiin Mucaarad Ah Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Cabdulaahi Fadal IImaan ayaa soo bandhigay magacyada laba nin oo lagu tuhunsanyahay inay ka dambeeyeen dhaawacyo kala duwan oo magaalada Hargeysa loogu geystay laba masuul oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaal Ka Dhacay Gobolka J/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab ayaa ka dhacay Tuulo lagu magacaabo Yaaq Bishaaro oo qiyaastii 60-km u jirta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Dagaalkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khaliif “Maamulkeenna Kuma Milmi Doono Somaliland” Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in marnaba aanu maamulkiisa ku milmi doonin maamulka Somaliland oo dhowaan wada hadallo ay kula soo galeen magaalada Addis Ababa ee…