Kismaayo: Booliis Loo Tababarayo Jubbaland Sheeko:Dalka Labo boqol oo dhallinyaro ah ayaa maalintii khamiistii ahayd oo shalay ah loo billaabay tababar dhanka booliska ah. Tababarkani ayaa waxaa iska kaashanaya dowlad goboleedka Jubbaland, booliska Soomaaliyeed iyo midowga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bakool: Qoysas Badan Oo u Baahan Gurmad Bini’aadannimo Degmooyin ka tirsan gobolka Bakool waxaa si xooggan uga jira xaalad bini’aadannimo, iyadoo dadku ay u baahan yihiin gurmad degdeg ah oo isugu jira Biyo, Cunto iyo dawo. Degmada Waajid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo 3.2 Milyan Doolar u Qorsheysay Wax Ka Qabashada Abaarta Soomaaliya Hay’adda gargaarka ee Qaramada Midoobay ayaa Arbacadii shalay ahayd sheegtay in ay u qoondeysay lacag dhan 3.2 Milyan oo doolarka Maraykanka ah gargaarka abaaraha ee Soomaaliya. Peter The Clercq oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Waqooyiga Gaalkacyo Oo Soo Hagaagaya Taliska Booliska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in ay soo hagaagayso xaaladda ammaan ee Xaafadaha Magaalada Gaalkacyo. Hadalkaan ayaa Taliyahan sheegay mar Maanta oo Arbaca ah Saldhigyada Ciidamada Gaalkacyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Lagu La’ Yahay Xeebaha Boosaaso Doonidani waday shixnado ganacsi ayaa ku degtay xeebaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari taasoo ka soo shiraacatay dalka Cummaan. Doonidani oo la dhihi jirey Alkhaadiri ayaa wadatay lacag Hindiya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Saraakiil Loo Tababaray Caafimaad Saraakiil ka tirsan millateriga dowladda federaalka ayaa magaalada Baydhabo loogu soo xirey tababr la xiriira gargaarka degdegga ah. Tababarkani oo ay bixinayeen taliska AMISOM ee magaalada Baydhabo waxaa loo qabtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Alshabaab Ahaa Oo Kismaayo Iska Dhiibey Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo ku dhow saraakiil ciidan oo ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland waxaa Jubbaland isku dhiibey sarkaal ka tirsanaa Xarakada Alshabaab. Wararka ayaa sheegaya in sarkaalkani uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Beesha Caalamka Ku Dhaliilay Ka Hortagis La’aanta Abaaraha Dalka Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in beesha caalamka looga baahnaa in xilli hore ay ku baraarugto abaarta baahsan ee ka jirta dalka, ayna ka maamul ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/Dhexe: Ciidamo Millateri Ah Oo Gadooday Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa millateriga dowladda oo gadooday ay qabsadeen meel lagu qaadayay lacagaha canshuurta ee gobolka. Wararka ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Booliska Oo Mushaar La Siinayo Taliyaha booliska gobolka Baay Col. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa maanta sheegay in si rasmi ah ay u billaabi doonaan bixinta mushaarka ciidanka booliska ee ku sugan degaannada gobolkaasi. Hadalkani oo…