Booliska Puntland Oo Amarro Amni Soo Saaray Sheeko:Dalka Taliyaha ciidanka booliska ee maamulka Puntland Jeneraal Cabdulqaadir Shire Faarax(Ereg) oo shir jaraa’id maanta saxaafadda ugu qabtay magaalada Garoowe ayaa soo saaray amarro cusub oo la xiriira ammaanka degaannada Puntland. Wuxuu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Isu Socodka Gaadiidka Oo La Fasaxay Waxaa maanta dib u furmay isa socodkii magaalada Gaalkacyo labadeeda dhinac oo markii hore kala xirnaa dhowr maalin. Khilaaf soo kala dhex galay maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa sabab u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jabhadda Xoreynta Deegaannada Khaatumo Oo Looga Dhowaaqay Buuhoodle Degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer waxaa looga dhowaaqay jabhad lagu magacaabo Jabhadda Xoreynta deegaannada Khaatumo, taasi oo la sheegay iney la dagaallami doonto Somaliland. Jabhaddan waxaa guddoomiye looga dhigey Faysal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Sh/hoose Oo Ka Hadlay Dhibaato Ay Ciidanka AMISOM u Geysteen Dad Shacab Ah Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka hadlay dhibaato ay shalay iyo habeen hore ciidamada AMISOM ka geysteen degeenno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Guddoomiyaha gobolkaasi Ibraahim Cali Aadan oo la…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Majaajiliste Boon Xirsi Oo Ku Geeriyoodey Hargeysa (Taariikhdiisa) Allah ha u naxariistee, waxa magaalada Hargeysa xalay ku geeriyooday Majaajiliistihii iyo Abwaankii caanka ahaa Xuseen Xasan Cadib oo ku magac dheeraa Boon Xirsi Bawdyo-gaab. Ehalada majaajiliistaha ayaa Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nugaal: Shacabka Oo Looga Digey Roob Wata Dabeyl Iyo Qabow Maamulka gobolka Nugaal ayaa digniin ka bixiyey roob Dabaylo iyo Qabow wata oo la sheegay inuu kusoo wajahan gobolkaasi. Guddoomiyaha gobolkaasi Cumar C/laahi Faraweyne oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Gaadiidleey Cabasho Ka Ah Galmudug Gaadiidleyda ka shaqeysa magaalada Gaalkacyo ayaa cabasho xooggan ka muujiyay Taagada maamulka Galmudug uu amray in ay qaataan dhammaan gaadiidleyda ka howlgasha degaannada maamulkaasi. Mar ay gaadiidleydani la hadleen Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Booqday Baydhabo Taliyaha ciidamada millateriga dowladda federaalka Jeneraal Maxamed Aadan Axmed(Buud) ayaa maanta safar gaaban ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Taliyaha safarkiisan waxaa ku wehlinayay saraakiil ka tirsan ciidamada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Booliska Oo Walxo Qarxa Qabtay Taliyaha booliska gobolka Baay ee Koonfur Galbeed Col. Mahad Cabdiraxmaan oo ka hadlayay magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ciidanka boolisku ay wadaan howlgallo lagu la dagaallamayo falalka amni darro iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisado Dagaal Oo Ka Jira Gobolka Galgaduud Wararka ka imaanaya degaannada bari ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay ka socdaan howlgallo ciidam oo ay wadaan dhinacyada halkaas isku haya. Degaannada dhaqdhaqaaqyada ciidan laga dareemayo waxaa kamid ah…