Galmudug: Labo Wasiir Oo Maanta Iscasilay Sheeko:Dalka Labo wasiir oo ka tirsanaa maamulka Galmudug ayaa maanta Cadaado saxaafadda ugu sheegay inay iska casileen xilalkii ay ka hayeen maamulkaasi Galmudug. Wasiir ku xigeenka wasaaradda maalgashiga Galmudug Cabdisalaan Ibraahim… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Abaaruhu Barakiyeen Oo Gaalkacyo Gaaray Iyadoo abaaraha ka jira degaannada gobolka Mudug ay ka sii dareyso maalinba maalinta xigta ayaa waxaa saameyn adag ay ku yeelatay kumanaan qoys. Dadkani oo ay saameyn ballaaran ku yeelatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Siinka Dheer Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka degaanka baabuur nuuca raaxada ah ayaa ku qarxay goor dhow degaanka Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in labo nin ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Ka Taagan Magaalada Gaalkacyo Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta gebi ahaanba suuqii magaaladaasi uu xirmay kadib markii saansaan colaadeed laga dareemay magaalada. Suuqa Darxumo iyo kan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Lacag Kuma Raadineyno Qaxootiga Kasoo Laabanaya Kenya Wasiirka Arrimaha gudaha Jubbaland Maxamed Ibraahim Darwiish ayaa sheegay iney soo dhoweynayaan cid walbo oo dib uga soo laabato xeryaha qaxootiga Kenya, balse ay muhiim tahay in dadkaasi ay helaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM: 25,700 Oo Ruux Ayaa Ka Barakacay Qandala Hay’adda jimciyadda quruuma u qaabilsan beni’aadanimada OCHA ayaa sheegtay in ku dhowaad 25700 oo qof inay ku barakaceen dagaalkii cuslaa ee ka dhacay magaalada Qandala kaasoo u dhaxeeyay ciidanka Puntland…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Biyo Dhaamin Sameeyneysa Wasiirka gargaarka iyo beni’aadanimada ee Galmudug Shire Xirsi Maxamuud ayaa ka hadlay abaaraha ka jira degaannada Galmudug. Wuxuu sheegay inguddiga abaaraha ee uu madaxweynaha magacaabay ee isaga guddoonka u yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Puntland Oo Gudaha U Galay Qandala Kooxda Daacish ee qabsatay dhowaan degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa la soo sheegayaa inay isaga baxeen degmadaasi. Saraakiisha ciidanka Puntland oo maanta la hadlay saxaafadda magaalada Boosaaso ayaa xaqiijiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Qandala Oo Hawada Ka Maqan Wararkii ugu dambeeyay ee degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in xaaladdu ay tahay mid cakiran islamarkaana aan la sheegi Karin cidda sida rasmiga ah ugu sugan Qandala. Isgaarsiinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Degmada: Booliska Buurhakaba Ayaa Mas’uul Ka Ah Amni Darrada Guddoomiyaha degmada Buurhakaba Cabdi Maxamed Axmed ee gobolka Baay ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda ammaan ee degmadaasi oo maalin ka hor uu ka dhacay qarax miino. Qaraxani oo ay ku…