Mas’uuliyiin Diidey Xil Looga Magacaabey Somaliland Sheeko:Dalka Khadar Xaaji Cabdillaahi oo madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo xalay u magacaabay wasiirka dalxiiska iyo dhaqanka iyo Cabdirisaaq Waaberi Rooble oo isna loo magacaabay guddoomiyaha Hargeysa ayaa labaduba iska casilay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Furumaha Dagaalka Oo La Kormeerayo Guddiyada maamullada Galmudug iyo Puntland ee loo xil saaray nabadeynta Gaalkacyo ayaa maanta kormeer ku maraya furumaha dagaalka ee galbeedka Gaalkacyo. Guddiyada oo isku dhaf ah ayaa kormeeraya jiidaha hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaritaan Lagu Hayo Mas’uuliyiin Ka Tirsan Puntland Xeer Ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland Maxamuud Xasan Cusmaan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay iney baaritaan ku hayaan mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland oo lagu eedeeyey iney xabsiyada kasii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii U Dambeeyay Ee Degmada Qandala Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ayaa ku sii jeeda magaalada Qandala oo ay maamulayso malleeshiyo ka tirsan kooxda Daacish. Wariyaha Goobjoog ee Garoowe ayaa soo sheegaya in xaaladdu ay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Ka Socda Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo Kulankani oo lagaga hadlayo nabadeynta magaalada Gaalkacyo ayaa ka soconaya garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo. Kulanka ayaa u dhaxeeya guddiyada labada dhinac ee maamullada Galmudug iyo Puntland waxaana goobjoog ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Drone Ah Oo Ku Dhacday Sh/hoose Wararka Goobjoog News ay ka heleyso degaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku warramaya in diyaarad nuuca wax basaasa ay ku dhacday degaankaasi. Dadka degaanka oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Sh/hoose Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya inuu ka dhacay dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Dagaalka ayaa salka ku haya aanooyin qabiil, waxaana la soo sheegayaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Ka Curtay Magaalada Baydhabo Roobabka xilliga deyrta ayaa xalay ka curtay degaanno ka tirsan gobollada Baay sida magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaasi. Wararka laga helayo Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in xalay roobab mahiigaan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Waajid Wararka laga helayo degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in uu dagaal ka dhacay meel duleedka degmadaasi ah. Dagaalka oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Alshabaab ayaa yimid markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashooyinka Jowhar Oo Maalintii Labaad Hakad Ku Jira Waxaa maalintii Labaad hakad ku jira doorashada aqalka hoose ee magaalada Jowhar kadib markii ay soo baxeen muranno ku saabsan kuraasta lagu tartamayo qaarkood. Hakinta doorashadan ayaa timid kadib markii…