Galmudug Oo Ka Hadashay Dagaalka Xarardheere Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray dagaallo maalmahan ka dhacayay degaanno ka tirsan gobolka Mudug. Dagaalladani oo ka socda degaannada Dumaaye iyo Dabagalo ee hoostaga magaalada Xarardheere ayaa u… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Mahadaay Dagaal ayaa ka dhacay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana dagaalkani uu yimid markii koox hubeysan ay weerar ku ekeeyeen saldhigga degmadaasi oo ay ku sugnaayeen ciidanka dowladda federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Maxaabiis Isku Deldeshay Xabsiga Berebera Laba maxbuus oo maskax ahaan u jiran ayaa isku dhex deldelay xabsi ku yaalla magaalada Berbera. Labadan maxbuus oo dambiyo kala duwan u xiran ayaa lagu kala magacaabaa Ibraahim Waceys…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo Oo Salaad Roob Doon Laga Tukaday Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta ka dhacay isu soo bax ay sameeyeen culumada iyo shacabka magaaladaasi oo Alle lagu weydiisanayay raxmad iyo roob. Culumada ayaa maanta bulshada uga yeeray garoonka weyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Mudug: Dagaal Ay Ku Dhinteen 10 Qof Wararka laga helayo degaanka Dumaaye ee gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu ka dhacay dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Dagaalka oo u dhaxeeyay dad shacab ah iyo alshabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gargaarka: Abaaro Baa Ka Jira Galmudug Wasiirka gargaarka Galmudug Shire Xirsi Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda abaaraha ee gobollada Galgaduud iyo Mudug. Wareysi uu siiyay Goobjoog News ayuu sheegay wasiirku in abaarta ka jirta Galmudug ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Farriin u Direy Beello Ku Dagaallamey Gobolkaasi Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa fariin u direy beello dhowaan ku dagaallamey duleedka magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, kadib markii maalintii shalay ahayd la kala qaadey maleeshiyo beeleedkii dagaallamey. Guddoomiyaha gobolkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalmudug: Diyaar Baan u Nahay Difaaca Dalkeenna Iyo Dadkeenna Maamulka Galmudug ayaa sheegay in mar walbo ay diyaar u yihiin difaaca dalka iyo dadkooda, islamarkaana ay garab siin doonaan cid walbo oo isku diyaarisa in dalka ay difaacdo. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Gedo Oo Ka Qeylo Qaaday Abaarta Ka Jirta Gobolkaasi Waxgaradka ku dhaqan gobolka Gedo ayaa ka qeylo dhaamiyey abaar daran oo ka jirta deegaanno kamid ah gobolkaasi, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Nabadoon Daqare Cabdi Colaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating Oo Gaaray Kismaayo Waxaa maanta Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose gaarey wafdi uu hoggaaminayo ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Micheal Keating. Mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland ayaa Keating kusoo…