Madaxweyne Guuleed Oo Baaq u Direy Shacabka Gaalkacyo Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa baaq nabadeed u direy guud ahaan shacabka ku nool magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Waxa uu sheegay madaxweyne Guuleed in isaga iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Ma Aqbaleyno Iney Maqnaato Xuquuqda Banaadir Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in ka maamul ahaan aysan aqbali doonin in gobolka Banaadir uu xuquuq la’aan noqdo. Waxa uu sheegay in ka maamul ahaan ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jamaal Cali Xuseen: Wali Ma aanan Harin Khilaafkii Ucidna Ma uu Dhamaan Murashaxa madaxweyne ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen oo hoggaamiya garab ka mid ah garabyada is haya ee xisbigaas ayaa saxaafadda u sheegay inaaney wali harin khilaafkii kala dhexeeyay garabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating Oo Is Hor-Fariisinaya Guuleed Iyo Gaas Waxaa maanta magaalada Galkacyo lagu wadaa in uu ka dhaco kulan heshiis looga gaarayo dagaalka muddada bil iyo barka ah ka socda magaaladaasi. Kulankan waxaa ka soo shaqeeyay Michaela Keating…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xagguu ku Dambeeyay Khilaafka Garabyadii Is Hayay ee Xisbiga Ucid? Xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa waxa uu murashax cusub u doortay Faysal Cali Waraabe, shir hal dhinac ah oo ay qabsadeen garabka uu hoggaamiyo guddoomiyaha xisbiga Ing. Faysal Cali.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeylo Dhaan Laga Muujiyey Abaarta Ka Jirta Gobolka Bari Waxaa isa soo taraya cabashada laga muujinayo abaarta ka jirta deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Bari, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Deegaanka Ceelaanyo waxa uu kamid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoolo Dhaqatada Gobolka Sool Oo Gurmad Bini’aadannimo Dalbadey Deegaanno dhowr ah oo dhaca bariga iyo Koonfurta gobolka Sool ayaa iminka waxaa laga soo sheegayaa iney ka jirto abaar daran oo saameysay dadka iyo Duunyada, iyadoo halkaasi aanu ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Rabshado ay Ku Waxyeelloobeen Ku Dhawaad 30 Qof oo Ka Dhacay Hargeysa Stadium Magaalada Hargeysa ayaa maalinimadii shalay waxaa ka dhacay rabshado xooggan oo ay ku waxyeelloobeen ku dhawaad 30 qof garoonka ciyaaraha ee Hargeysa Stadium oo lagu daawanayay ciyaar ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Farriin u Diray Puntland Iyo Galmudug Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaallada dib uga soo cusboonaadey magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Axmed Madoobe ayaa sheegay in wax aad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Ka Jirta Gobolka Bari Oo Saameysay Dadka Iyo Duunyada Waxaa kasii dareysa xaaladda nololeed ee dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaanno ka tirsan gobolka Bari oo ay ka jirto abaar daran. Deegaannadan waxaa ka jirta biyo la’aan baahsan oo…