Galmudug Oo Dhankeeda Dagaalka Gaalkacyo Ku Eedeysay Puntland Sheeko:Dalka War-saxaafadeed goor dhow laga soo saarey madaxtooyada Galmudug ee Cadaado ayaa looga hadlay dagaallada maanta dib uga bilowday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Waxaa lagu sheegay War-saxaafadeedkan in Puntland ay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Amar Ka Soo Saartay Shaqaalaha Ajaanibta ah ee ka Howlgala Maamulkeeda Wasiirka arrimaha shaqada ee Somaliland Cumar Maxamed Nuur ayaa sheegay iney soo saartay wasaaradiisu amar dhammaan hay’adaha dawliga ah iyo kuwa madaxa banaanba ee maxalliga ah ku farayaan in shaqaalaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dambiyada Kufsiga iyo Xatooyada oo Sanadkan Kor u Kacay 2% Somaliland Dambiyada iskugu jira dilka , kufsiga iyo xatooyada ee ka dhacay sannadkan gudaha Somaliland ayaa 2% in ka badan kor u kacay marka loo eego sanadkii hore ee 2015. Hogaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siilaanyo oo Ka Hadlay Wadahadal Uu Dalka Itoobiya Kula Yeeshay Dhiggiisa Cali Khaliif Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in markii u horaysay magaalada Addis ababa ay ku kulmeen madaxweynaha maamulka Khaatumo Pro.Cali Khaliif Galayr iyaga oo ka wadahadlay sidii loo mideyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Gobollada Jubbooyinka Oo Hawada Ka Maqan Waxaa maalintii Shanaad hawada ka maqan Isgaarsiinta gobollada Jubooyinka, kadib markii la sheegay iney damiyeen Xarakada Al-shabaab. Magaalada Kismaayo ayaa kamid ahayd meelihii ugu horreeyay ee Isgaarsiinta hawada laga saarey,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Maxaas: Barakacayaal u Baahan Gurmad Degdeg Ah Maamulka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa ka deyriyey xaaladda nololeed ee dad barakacayaal ah oo ku sugan degmadaasi. Guddoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha bulshada ee degmada Maxaas Daahir Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Diiwaangelinta Axsaabta Somaliland oo Digniin U Diray Garabyada Is Haya ee Xisbiga Ucid Guddoomiyaha guddiga Diiwaangelinta ururada siyaasadda iyo ansixinta axsaabta Somaliland Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ciyaale) oo saxaafadda la hadlay ayaa digniin u diray garabyada is khilaafsan ee xisbiga mucaaradka ah ee Ucid.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Cusub Degmada Qandala? Wararka ka imaanaya degmada Qandala ee gobolka Bari, saakay oo Khamiis ah ayaa waxay sheegayaan in xaaladdu tahay mid ka deggan sidii shalay, kadib markii maaraakiib dagaal ay duqeeyeen degmadaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kooxo Hubeysan oo Is Hor Taagay Dhisme ka Socday Waddo Isku Xireysa Awdal iyo Jabouti Maamulka gobolka Awdal ayaa sheegay iney sharciga la tiigsan doonaan kooxo hubaysan oo is hor taagay dhismaha waddo muhiim ah oo isku xireysa gobolka Awdal ee Somaliland iyo dalka Jabouti,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaad Roobdoon ah oo Maanta Laga Oogay Guud ahaan Deegaannada Somaliland Deegannada Somaliland ayaa saaka si wadajir ah looga oogay salaad roobdoon ah oo Alle lagu weydiisanayo inuu raxmaddiisa ugu deeqo deegaannada ay abaaruhu ka jiraan ee bariga Somaliland. Salaaddan Roobdoonka…