Cabdikariin Guuleed oo Soo Dhoweeyay Hadalkii Ra’isulwasaare Kheyre ee ku Addanaa Doorashada Qaranka Sheeko:Dalka Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebuugga uga hadlay hadal ka soo yeeray ra’isulwasaaraha dalka Xasan Cali Kheyre kaasi oo ku addanna in… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Hor Leh oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus Gudaha Deegaannada Soomaaliland Soomaaliland ayaa maanta oo ah sabti ah 30-05-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Ku Xayirnayd Sacuudiga oo Dalka Dib Loogu Soo Celiyay Dowladda federaalka ah ayaa dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaas oo sida la sheegay ku go’doonsanaa dalka Sacuudiga tan iyo markii caalamka uu kala xirxiray xanuunka safmarka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehellada iyo Shaqaalaha Zamzam oo Goobjoog Uga Warramay Xasuuqa Gololey Meydadka illaa 8 ruux oo u badan dhalinyaro, kana shaqeynayey MCH ay leedahay hay’ada Zamsam ayaa maalin kadib markii la afduubtay waxaa khamiistii meydkooda la soo dhigay deegaanka Gololey ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Umulisooyinka Isbitaal Benaadir oo Ka Walaacsan Lacagihii Gunnada Ahaa oo Muddo Ka Maqan Qaar ka mid ah umulisooyinka isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Benaadir Hospital, oo ku shaqeeya hab mutadawacnimo ah ayaa ka walaacsan lacagihii gunnada ahayd ee ay ka qaadan jireen isbitaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Maanta Shaacisay Kiisas La Xiriira Coronavirus Soomaaliland ayaa maanta oo ah Khamiis 28-05-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoos u Dhac Ku Yimid Kiisaska Coronavirus ee Deegaannada Puntland Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegtay in hoos u dhac uu ku yimid kiisaska COVID-19 ee laga helayo deegaannada maamulkaasi ka dib baaritaanno la sameeyay. Wasaaradda ayaa xustay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Garsoor oo Baaq Ka Soo Saaray Doorashooyinka Qaranka Xisbiga Garsoor oo ka mid ah xisbiyada siyaasadeed ee dalka islamarkaana ka diiwan gashan guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa waxa uu baaq ka soo saaray doorashada dalka la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Cadaado oo Ka Warbixiyay Dad La Sheegay inay COVID-19 ugu Geeriyoodeen Magaaladaasi Guddoomiyaha degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud Cabdulaahi Cabdiraxmaan Tootoole oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu sheegay in inta badan dadka ku nool magaalada ay dareemayaan xanuun kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah oo Maanta Laga Diiwaan Geliyay Deegaannada Soomaaliland Soomaaliland ayaa maanta oo ah Arbaco 27-05-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka oo…