Warsaxaafadeed: Maamulka Goobjoog oo Cambaareeyay Xariggii Loo Geystay Wariye Cabdicasiis Gurbiye Sheeko:Dalka Maamulka warbaahinta Goobjoog ayaa waxasaxaafadeed waxa uu ka soo saaray xariggii maanta magaalada Muqdisho loogu geystay wariye Cabdicasiis Gurbiye oo lagu xiray saldhigga degmada Hodan ee gobalka Banaadir iyaga oo… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 14-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Ciidamada Dowladda Somaliya oo Muqdisho ku xiray Agaasime ku xigeenka Warbaahinta Goobjoog. Faahfaahino dheeraad ah oo ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Cabdicasiis Gurbiye oo Lagu Xiray Saldhigga Degmada Hodan ee Muqdisho Ku xigeenka Agaasimaha Goobjoog Media Group ayaa xabsi loo taxaabay , ka dib markii looga yeeray xarunta Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Cabdicasiis Axmed Gurbiye ku xigeenka Agaasimaha ayaa ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Imaaraadka oo Deeq Caafimaad Soo Gaarsiisay Soomaaliya Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde soo caga dhigatay diyaarad ka timid dalka Imaaraadka Carabta oo sidday deeq caafimaad taas oo lagu caawinayo ummadda Soomaaliyeed. Masuuliyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoor-qoor oo Xilka La Wareegay, Maxay Ka Dheheen? Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay xilka madaxtnimada Galmudug ku wareejiyey madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor. Madaxweynihii hore Axmed Geelle Xaaf oo goobta ka hadlay ayaa…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda 60 Sano Guurada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Maanta ciidamada xoogga dalka ee JFS waxaa ay u dabaaldegayaan sanad guurada 60-maad ee markii la aasaasay, waxaana munaasabado lagu qaban-doonaa qeybo badan oo dalka ah. Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhakhaatiir Digfeer Ka Tirsan Oo Laga Helay Coronavirus Bahda caafimaadka iyo dhakhaatiir ku hawlanaa daaweynta iyo kalkaalinta bukaanka ayaa ka mid ah dadka uu haleenay cudurka Coronavirus. Ilo la hadlay Goobjoog News ayaa xaqiijiyey in 3 ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Himilo Qaran oo Ku Guuleystay Dacwaddii ay Ka Gudbiyeen Hey’adda Duulista Soomaaliya Qareenadii u doodayay xisbiga Himilo Qaran ayaa warbaahinta waxa ay u sheegeen in dacwaddii ay ka gudbiyeen hey’adda duulista ay iyagu ku guuleyteen islamarkaana loo xukmiyay in lacag magdhaw ah…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbadalka Awoodda Caalamka Karona Fayras Kadib Fayrasloogu magac daray “COVID-19” wuxuu December sanadkii tagay ka soo bilawday dalka Shiinaha gaar ahaan magaalada Wuhan oo dhacda bartamaha dalkaas. Fayraska oo bilawgii hore dawlada Shiinuhu qarisay illaauu faraheeda…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Qormo: Eraybixinta Soomaaliga Eraybixin waxaa ula jeedaa marka fikir, tab ama walax af ama dad aan Soomaali ahayni ay sidaan la isku dayo in loo helo af Soomaali. Eraybixin waxay noqon kartaa eray…