Hey’adda Maareynta Musiibooyinka iyo Hirshabeelle oo Ka Wadahadlay FatahaadahaSheeko:DalkaMadaxweyne ku xigeenka Maamulka Goboleedka Hirshabelle Mudane Yusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa Booqday Xarunta Dhexe ee SoDMA,waxaana halkaas ku soodhaweeyey Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle iyo…1 daqiiqo
1 daqiiqoSheeko:DalkaMadaxweyne Cali Guudlaawe oo Kormeeray Xaafadaha uu Fatahay Wabiga ee Baladweyne Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer u kuurgal ah ku sameeyay qeybo kamid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne oo uu ku fatahay Wabiga Shabeelle. madaxweynaha oo ay wehliyaan…
2 daqiiqoSheeko:DalkaWabiga Shabeelle oo Ku Fatahay Qeybo Kamid ah Magaalada Baladweyne Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in habeenkii Xalay xaafado kamid ah magaalada uu ku fatahay Wabiga Shabeelle, kuwaas oo geystay khasaare kale duwan…
2 daqiiqoSheeko:DalkaBiyo Xireen lagu Yareeynayo Fatahaada Wabiga Shabeelle oo Laga Hirgeliyey Beledweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa laga hirgeliyay biyo-xireen weyn oo la filayo inuu yareeyo fatahaadda uu webiga Shabeelle u geysto magaalada. Biyo-xireenkan la dhisay oo loogu magac-daray…
2 daqiiqoSheeko:Dalka, WarWalaac Laga Muujinayo Fatahaadda Wabiga Shabeelle iyo Digniino Laga Soo Saarayo Wabiga Shabeelle oo inta mara magaalooyin dhaca Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa xilligaan waxaa uu keenay biyo badan, iyadoo la gudo galay xilli-roobaadka Gu’ga, bulshada ayaa muujinaysa walaac…
2 daqiiqoSheeko:DalkaMaxaa Kasoo Baxay Shirka Wasaaradaha Ganacsida Dawladda Federalka iyo Dawlad Goboleedyada ? Intii shirka uu socday ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah, kuwaas oo mas’uuliyiintu ay heshiis ka gaareen inta badan qodobadii la isla soo qaaday.
1 daqiiqoSheeko:DalkaHey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Gargaarka Ka Qeybisay Maxaas Hey’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Deeq Gargaar raashin ah ka qeybisay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Mucaawinadaan oo isugu jirta qeybaha kala duwan ee raashinka ayaa waxaa…
2 daqiiqoSheeko:DalkaDad Gaajo iyo Haraad Ugu Geeriyooday Tuulooyin Hoostaga Deegaanka Basra Tuulooyin hoostaga deegaanka Basra xilligaan dadka ku nool waxaa ay wajahaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah, taas oo ka dhalatay abaarta ku dhufutay guud guud ahaan dalka, haba ugu…
1 daqiiqoSheeko:DalkaMadaxweyne Cali Guudlaawe oo La Kulmay Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinla Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaran Maxamuud Macalin Cabdulle oo uu wehliyo Kaaliyaha Guddoomiyaha, oo ku sugan deegaannada Hirshabeelle.…
1 daqiiqoSheeko:DalkaDowladda Soomaaliya oo Gargaar Gaarsiisay Degmada Buulo Burde Ee Gobolka Hiiraan Hey’adda Gargaarka iyo maareynta dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta garagaar gurmad Bani’adannimo ah waxaa ay gaarsiisay deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka, kuwas oo dhowaan ciidanka…