Dhageyso: Maamulka B/xaawo Oo Sheegay Iney Wax Ka Qabanayaan Ammaanka Sheeko:Dalka Maamulka cusub ee degmada B/xaawo, gobolka Gedo ayaa sheegay iney wax badan ka qaban doonaan xaaladda ammaanka ee degmadaasi. C/casiis Xareed C/laahi, guddoomiyaha degmadaasi ayaa sheegay in haddii ay wadashaqeyn… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Bini’aadannimo Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Jubbada Hoose Maamulka gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in xilligan ay deegaanno badan oo gobolkaasi ah ka taagan tahay xaalad dhanka Bini’aadannimada ah. C/rashiid C/laahi Cali, guddoomiyaha gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhis Lagu Sameynayo Buundada Degmada Buurdhuubo Ee Gedo (Dhageyso) Maamulka degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa sheegay in dhowaan ay bilaabi doonaan dib u dayactirka buundada weyn ee degmadaasi, taa oo burbur uu ka muuqdo. Xasan Maxamed Cali, guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Dhiseysa Garoonka Diyaaradaha Ee Degmada Ceel-waaq, Gedo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay dhisi doonaan garoonka diyaaradaha degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo. Maxamuud Sayid Aadan, Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi oo warbaahinta la hadlay isaga oo ku sugan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe: Waxaa Nasiib darro ah in aanan Garaneyn Cidda wadanka Xukunta iyo cidda Mas’uulka ah Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo shir jaraa’id qabtay waxyar kadib markii uu ku laabtay Kismaayo ayaa ka hadlay in dalkan aanu lagu maamuli karin fikir hal aqof. Mr. Madoobe oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Qaadhacay Shirka Garoowe , Kismaayo ayuu Tagay Wararka ay Goobjoog News ka heleyso magaalada Garoowe uu ka socdey shirka dowladda dhexe iyo kuwa xubnaha ka ah ayaa sheegaya inuu saaka dhoofay madaxweynaha Jubbalanad Axmed Mdoobe, isaga oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadaha Hormuud Iyo Somtel Oo Qiimo Ahaan Qalabka Ay Kenya Ka Burburisay Ku Sheegay $2,493,410,76 Guddiga warfaafinta, boostada iyo isgaarsiinta ee golaha shacabka BF ayaa todobaadkan golaha waxaa uu hordhigay warbixin la xiriirta khasaaraha ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Kenya ay u gesyteen shirkadaha Hormuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Al-shabaab ahaa oo isku soo Dhiibay Ciidammada Dowladda Dowladda federaalka ah gaar ahaan ciidammada ku sugan magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegay iney isku soo dhiibeen rag ka tirsan Al-shabaab Labadan horjooge ayaa magacyadooda lagu kala sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Saraakiil Ciidan Oo Sheegay In Ay Hub Ka Qabsadeen Al-shabaab Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee gobolka Gedo ayaa sheegay in dagaal ay la galeen Al-shabaab ay hub badan ku qabsadeen. Gaashaanle Dhexe Cismaan Sheekh Cabdi oo ah abaanduulaha ciidanka xoogga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Reer Beled Xaawo Oo Ka Cabanaya Xadka Ay Kenya Xiratay Waxaa gebi ahaanba istaagay isku socodka ganagsiga iyo dadka dagmada Balad-xaawo iyo Kenya ka dib markii dowladda Kenya ay xirtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya. Zaytuun Maxamed Cali oo ka…