U bood dhigaalka

Maxaa Looga Hadli Doonaa Shirka Rooble iyo Maamul Gobaleedyada?

Sheeko:Amniga

Ra’iisul wasaare Rooble iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka ayaa markale lagu wadaa in muqdisho maanta shir uga furmo .

Shirkan la filayo inuu dhaco saacadaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in go’aan looga gaaro arrimo ay ka mid yihiin

1. Dib u heshiisiinta Gedo iyo Baladweyn

2. Jadwalka Doorashada 2021

4. Ansixinta qorshaha amniga doorashada

5. Anisixinta habraaca xulista odeyaasha, ergada iyo bulshada rayidka ah

6. Waxaa kale oo socda dood ku saabsan in ergada 101 lagu soo kobo 51 ergo ah halka labada deegaan doorasho laga dhigayo hal deegaan doorasho.

Goobjoog News