• Nagu saabsan
  • Nala Soo Xariir
Friday, April 16, 2021
English
Goobjoog News
  • Home
  • Wararka
    • All
    • Banaadir
    • Galmudug
    • Hirshabeelle
    • Jubaland
    • K/Galbeed
    • Puntland
    • Somaliland
    AMISOM Iyo Xoogga Dalka Oo Isku Afgartay Istaraatiijiyad Ay Hawlgallada Amni Kula  Wareegayan Xoogga Dalka

    Golaha Shacabka Oo Loo Qeybiyay Qaraar Doorasho Lagu Qabanayo 2 Sano, Qof iyo Cod iyo Guddiga Xaliima Yarey

    Liiska Cusub Iyo Xildhibaannadii Ka Dambeeyey In Farmaajo Ku Darsado 2 sano.

    Wax Ka Baro Safiirka Cusub Ee Mareykanka U Soo Wado Soomaaliya?

    Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

    Xukuumadda Federaalka Ah Oo Sheegtay in Aaney Aqoonsaneen Doorashooyinka Jubbaland

    Akhriso: Maxay DF Ka Tiri Qoraalladdii Beesha Caalamka ee ay kaga horyimaadeen Muddo kordhinta Farmaajo

    Baarlamaanka Oo Berri Ka Doodaya Mooshin Ka Dhan Ah Doorashada

    Ugaar Goobjoog: Akhriso Magacyada iyo Saxiixa Xildhibaannada Ka Dambeeyey in Farmaajo 2 Sano Loogu Daro!

  • Warbixinno

    Farmaajo iyo Reer Galbeed oo Kala Jeestay, Cunaqabateynta Yey Saameyn Doontaa?!!

    Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo

    Abuukaate Cabdiwaaxid: Farmaajo Xoog Ayuu Ku Fadhiyaa Madaxtooyada, 30 Sano Ayuu Doonayaa

    Muqdisho: Shir u Socda Madasha Badbaado Qaran, Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa jooga

    Senator Bob Menendez: Muddo Kordhinta Waxay Khatar Ku Tahay Xasiloonida

    DR.Maxamed Bilaal “Mushaar La’aanta Ciidanka Koonfur Galbeed Ayaa Sababay Wxyaabaha Qaldan Ee Ka Dhacaya Gobolada Baay & Bakool “

    Akhriso: Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

    Kadib Guusha Mursal, Akhriso Qorshaha Hortabinta Golaha Shacabka Iyo Shaqada Laga Sugayo

    Golaha Mursal oo Ka Doodaya Mooshin Doorasho Xilli Mucaaradka Ka Digayo

    Ciidanka Xoogga Oo Maanta Xusaya Sanad guuradii 61 Ee Ka Soo Waregatay Aas Aaskooda.

    Somalia: Mareykanka oo Dhaleeceeyey Heerka Dimoqoraadiyadda iyo Xuquuqul Insaanka

    Trending Tags

    • Ammaanka

      Beesha Caalamka oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo

    • Caafimaadka
      Wasaaradda Caafimaadka Oo Isbitaalkii U Gaarka Ahaa Covid-19 Ka Dhigtay Mid Guud

      WHO : Soomaaliya Waxa Ay Ku Guuleysatay Xakameeynta Cudurka Dabaysha

      UK oo Ka Walaacsan Faafitaanka Nuuca Cusub Ee Koroona

      Dalal Xayiraad Safarka ah Kusoo Rogay UK iyo Sababta

      Dab Khasaare Dhaliyey oo Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Muqdisho

    • Ganacsiga
      Ganacsatada Qaadka oo Cabasho Ka Ah Dad Garab Ka Heysta Dowladda

      Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qumbe uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya

      Faroole oo Ka Digay in Fasiraad Xumo ay Ka Timaaddo Go’aannadii Shilinka Soomaaliga

      Duqa Magalada Garowe oo Bixiyey Amarro Lagu Socodsiinayo Shilinka Soomaaliga

      Madaxweyne Deni Oo Amarro Ka Soo Saaray Deegaameynta Dhulka

      Madaxweyne Deni oo Ku Baaqay Dhaqangelinta Talooyinkii Laga Soo Saaray Shilinka Soomaaliga

    • Muuqaallo
      Puntland: Gabdho Bilaabay Ciyaarista Kubadda Koleyga Oo Ay Tababarayaan Macalimiin Gabdho Ah

      Diini Maxamed Diini “56 % Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waa Kuwa Aan Haysan Shahaadada Dugsiga Sare”

      Golaha Badbaado Qaran Oo War ka Soo Saaray Xaaladda Cakiran ee dalka

      Sare-ukaca Ganacsiyada ay Haweenka Soomaaliyeed Hoggaamiyaan Sidee ayuu u Kaabaa Dhaqaalaha Dalka?

      Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Hannaanka Doorashooyinka Iyo Amniga Dalka

    • Qormooyin
      MAXAA DHACAYA HADDII AY KENYA KA QAYBGELI WEYSO DACWADA XADAYNTA BADDA EE U DHAXAYSA SOOMAALIYA IYO KENYA?

      Diidmada Kenya ee hortagidda ICJ, Xeerka Maxkamadda dhacdooyinka horey u dhacay iyo go’aanka la filan karo.

      Maalmihii Jaalle Siyaad (October 21, 1969-January 26, 1991)

      30 Sano Guurada Ceyrintii Keligii taliye Siyaad Barre, Xusuus iyo Ka Fogaanshiyaha Keligii taliye Kale!

      AMERICA: Waa Maxay Qorsha Cusub Ee Siyaasadda Dibadda Maamulka Biden

      Daahir Carab: Warbixinta HIPS Waxaa Ku Jira Khaladaad Taariikheed, Cilmi iyo kuwa khilaafsan Xaqiiqooyinka

    • Ciyaaraha
      WARBIXIN: Liverpool vs AC Milan… (Fiinaalka Champions League ee ay ka farcameen Tababarayaasha haatan, Siyaasi & Farshaxaniiste)

      Paul Pogba oo ugu dambeyntii dib u helay Baabuurkiisa qaaliga ah ee ka maqnaa 270 maalmood

      Goolhaye Joe Hart oo qiimo jaban ku iibinaya Gurigii quruxda badnaa ee ugu yaalay Magaalada Manchester… + SAWIRRO

      “Pep Guardiola dabada ayuu naga laadi jiray tababar walba” – Thomas Muller

      Kooxda Barcelona oo haddii uu ka tagayo Lionel Messi bedelkiisa ka dhex aragta dalka Jarmalka

    No Result
    View All Result

      Dowladda Federaalka Oo Ka Hadashay Waxyaabihii u Qabsoomay Todobaadkii Tagay

      May 9, 2015
      in Wararka Dalka
      Reading Time: 7 mins read
      Dowladda Federaalka Oo Ka Hadashay Waxyaabihii u Qabsoomay Todobaadkii Tagay
      Share on FacebookShare on Twitter

      Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda warfaafinta ayaa Todobaadkiiba maanta oo kale ka hadasha wixii u qabsoomay todobaadkii lasoo dhaafay, waxaana war-saxaafadeed laga soo saaray wasaaradda Warfaafinta uu u qornaa sidan:-

      Mogadishu, 09 May 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.

      Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Golaha Wasiiradda oo ansixiyey Guddiga Doorashooyinka, Guddiga Adeega Garsoorka iyo Guddiga Xuduudaha & Federaalka, Baarlamaanka Jubbaland oo la daahfuray, Wasaaradda Beeraha oo kormeertay Beeraha degmada Balcad, Taliyaha cusub ee Booliska oo xilkii la wareegey, Dowladda oo 25 Dhaawacyo ah u qaaday dalka Qatar, Waaxda Yusuf Al-Kowneyn ee Degmada Boondheere oo la dhagaxdhigay, Warbaahinta Dalka oo Horumar ku tallaabsatay iyo Ciidanka oo wada dhaqangelinta barnaamijka Xasilinta Dalka.

      Golaha Wasiiradda oo ansixiyey Guddiga Doorashooyinka, Guddiga Adeega Garsoorka iyo Guddiga Xuduudaha & Federaalka

      Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee 7dii May 2015 ayaa waxaa shir guddoominayey R/wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, waxaana looga dooday guddiyo ay soo gudbiyeen wasaaradaha kala ah Cadaaladda iyo Arrimaha Gudaha & Federaalka, kuwaas oo dood dheer kadib la ansixiyey.

      Guddiga adeegga Garsoorka

      1. Caydiid Cabdullaahi Ilka-xanaf, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,
      2. Dr Axmed Cali Daahir, Xeer-ilaaliyaha Qaranka,
      3. Abuukaate Maryan Xaaji Cilmi Ibraahim, ururka Garyaqaannada Soomaaliyeed,
      4. Shariif Sheekh Unnaa Maye, Bulshada Rayidka,
      5. Abuukaate Prof Ciise Axmed Warsame, ururka Garyaqaannada Soomaaliyeed,
      6. Axmed Cabdullaahi Xuseen, Bulshada Rayidka iyo
      7. Sheekh Cismaan Ibraahim Axmed, Bulshada Rayidka ah.

      Guddiga Doorashooyinka

      1. Saciid Xaashi Warsame,
      2. Maxamed Xasan Taani,
      3. Xuseen Cabdi Aadan,
      4. Saciid Cali Sheekh Maxamed,
      5. Maxamed Axmed Nuur,
      6. Cabdiraxmaan Cusmaan Dirir,
      7. Maxamed Daahir Maxamuud,
      8. Xaliimo Ismaaciil Cali, iyo
      9. Khadiijo Cosoble Cali.

      Guddiga Xudduudaha & Federaalka

      1. Muuse Garad Cabdullaahi,
      2. Liibaan Cali Sahal,
      3. Maxamed Muxuddiin Sheekh Mursal,
      4. Dr Cabullaahi Gacal Cabdi,
      5. Abuukar Sheekh Cabdi Ibraahim,
      6. Saciido Xasan Cusmaan,
      7. Xuseen Xaashi Xasan,
      8. Cabdi Khaaliq Cabdullaahi Xamsa,
      9. Khaliif C/kariim Maxamed.

      Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka iyo Xuduudaha & Federaalka oo ka kooban 18 xubnood ayaa lagu saleeyey nidaamka awood qeybsiga ee 4.5. Wasaaradaha Arrimaha Gudaha ayaa u xilsaartay Guddi madaxbannaan oo soo kala saaray araajidii soo gaartay oo aad u tiro badnaa. Guddiga ayaa si hufan, cad-cad oo qeexan u soo xulay xubnaha ay u arkeen inay lahaayeen waayo aragnimo iyo Khibrad ku aadan howlaha xasaasiga ah ee horyaalla labada guddiba. Guddiyadan 3da ah ee Doorashooyinka, Adeega Garsoorka iyo Xuduudaha & Federaalka ayaa ah guddiyo muhiim u ah hiigsiga 2016.

      Baarlamaanka Jubbaland oo la daahfuray

      Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 7dii May 2015 si rasmi ah magaalada Kismaayo uga daah-furey baarlamanka cusub ee Maamulka Ku Meel Gaarka ee Jubbaland. Madaxweynaha ayaa u hambalyeeyey baarlamanka cusub sheegeyna inay tahay tallaabo lagu faani karo iyo horumar ay sameeyeen dadka ku dhaqan gobollada Jubbooyinka iyo Gedo. Madaxweynaha ayaa xusuusiyey mudaneyaasha cusub ee la soo xuley iyo hoggaankoodaba inay xoogga saaraan dib u heshiisiinta, isla markaana ay sameeyaan dadaal ay ku qancinayaan beelaha iyo qeybaha kale ee weli wax ka tabanaya qaabka baarlamanka loo soo xuley. Madaxweynaha ayaa hadalkiisa ku daray oo yiri si mustaqbal wanaagsan loo helana loo baahan yahay in dadku is cafiyaan, muujiyaanna dulqaad, taas oo abuuri karta kalsooni iyo is-aaminaad cusub oo dhex marta shacabka. Munaasabadda daah-furka baarlamanka cusub ee Jubballand ayaa waxaa kale oo ka hadley Madaxweynaha Jubballand, Mudane Axmed Maxamed Islaan, wasiirrada arrimaha dibedda ee Ethiopia iyo Kenya, iyo weliba mas’uuliyiin kale oo ka socdey Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, IGAD iyo maamulka Puntland.

      Wasaaradda Beeraha oo kormeertay Beeraha degmada Balcad

      Sii hayaha xilka Wasiirka Beeraha ahna Wasiir ku-xigeenka mudane Cabdi Casiis Saalax Carmaan ayaa kormeeer 6dii May ku tagay degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe, iyadoo ay ku wehlinayeen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Agaasimaha guud ee wasaaradda iyo mas’uuliyiin kale. Ujeedada kormeerka ayaa aheyd sidii loogu kuurgali lahaa daruufaha ay qabaan beeraleyda degmada iyo xaaladda biya xireeenadii wabiga Shabelle oo aan mudo dheer dayactir helin. Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa waxaa halkaa ku soo dhaweeyay gudoomiyaha degmada Balcad mudane Maxamuud Maxamed Saney iyo xubno ka tirsan beeraleyda degmada waxaana uu ka dhageystay beeraleyda caqabadaha ka haysta fatahaada wabiga Shabelle. Qaar ka mid ah beeraleyda degmada ayaa waxaa ay ka codsadeen dowladda federaalka ah in ay ka caawiso sidii wax looga qaban lahaa fatahaada wabiga Shabelle isla markaana dayactir loogu sameyn lahaa biya xireeenadii wabiga oo bur bur xoogleh uu ka muuqdo. Sii hayaha wasiirka beeraha ahna wasiir ku xigeenka mudane Cabdi Casiis Saalax Carmaan oo la hadlay beeraleyda Balcad iyo maamulka degmada ayaa waxaa uu sheegay in wasaaradu wado dadaal ay cabashadooda wax uga qabaneyso, si dadka deegaanka loogu helo adeegyadii bulshada ee lama huraanka ahaa sida in biyo xireenada ay noqdaan kuwa shaqeynaya.

      Taliyaha cusub ee Booliska oo xilkii la wareegey

      Munaasabad uu xilka kula waregaayay taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliya, Sareeye Guuto Maxamed Sheikh Xasan Xaamud ayaa 6dii May 2015 lugu qabtay dugsiga tababarka ciidammada booliska Soomaaliyeed ee Gen Kaahiye. Xaflada ayaa waxaa ka qeyb galaywasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya oo ay ka mid yihiin wasiirka amniga gudaha, wasiirka Caddaalada, xildhibaano, xeer ilaaliyaha qaranka, taliyaha ciidanka asluubta, taliyaha Ciidanka badda iyo marti sharaf kale waxaana dhamaan mas,uuliyiinta ka qayb gashay ay bogaadiyeen taliyaha cusub. Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Sareeye Guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa ballan qaaday in waxqabad muuqda uu la iman-doono isla markaana uu ka codsaday saraakiisha iyo mas’uuliyiinta guud ahaan in lagu gacansiiyo xilka loo dhiibay. Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya mudane C/risaaq Cumar Maxmed ayaa dardaran u jeediyey taliyaha cusub waxaana uu u sheegay in looga fadhiyo wax qabad dhab ah iyo howl karnimo waxaana uu ka codsaday in qorsha howleedka hadda u dagsan ciidamada booliska Soomaaliyeed uu halkaa ka sii amba qaado.

      Dowladda oo 25 Dhaawacyo ah u qaaday dalka Qatar

      Wasaaradda Caafimaadka oo kaashaneysa Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa 5tii May 2015 markii seddexaad muddo laba bil gudahooda dalka dibaddiisa ugu dhoofisay dhaawac gaaraya illaa iyo 25 ruux oo waxyeelo kala duwan ay ka soo gaartay weeraro iyo qaraxyo hore uga dhacay dalka oo xaaladooda caafimaad dalka wax looga qaban waayay, kuwaasi oo lagu daweyn doono Isbitaallo ku yaala dalka Qatar. Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Mudane Osman Mohamed Abdi (Daalo) ayaa uga mahadceliyay Amiirka Dowladda Qatar Sheikh Tamim bin Hamad bin Khalifa Al Thani iyo Ra’iisul wasaaraha Qatar Sheikh Abdullah bin Nasser bin Khaliifa Al Thani dadaalka muuqda ee ay ku garab taagan yihiin Dowladda iyo Shacabka Soomaaliya, isagoo xusay in dhaawacyada lagu soo daweynayo dalka Qatar ay ku jiraan laba gabdhood oo Mataano ah oo isku dhegan. Wasiir kuxigeenka Caafimaadka, waxa uu bogaadiyay kaalinta bani’aadanimo ee dadkani dhaawacyada ah ay ku daweyneyso dowladda Qatar, iyadoo Dowladaha Isutagga Imaaraadka Carabta iyo Boqortooyada Saudi Arabia ay sidoo kale ay daweynayaan dhaawacyada qaraxyo ka dhacay Muqdisho, kuwaasi oo hadda xaaladooda caafimaad ay ka soo reyneyso. Wasaarada Caafimaadka ayaa ku howlan soo celinta adeegga iyo kaabayaasha caafimaadka dalka, si looga maarmo howlo caafimaad oo dalka dibaddiisa loogu safro.

      Waaxda Yusuf Al-Kowneyn ee Degmada Boondheere oo la dhagaxdhigay

      Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Maqaalada Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa dhagax dhigay Waaxda Sedexaad ee Degmada Boondheere. Guddoomiyaha Degmada Boondheere Qaasim Cabdulle Xasan Dheere ayaa bulshada Boondheere uga mahadceliyey qaabka ay iskugu xiran yihiin ugana qeyb qaataan Dhismaha Degmada Boondheere iyo Nadaafada. Ugu Dambeyntii Guddoomiyaha ayaa dhagax dhiga kaddib sheegay in Waaxda Shiikh Yuusuf Al-Kowneyn ay daganaayeen dad Shacab ah kadibna Looga saaray si nabad ah hadana loogu adeegayo danta guud wuxuuna wasaaradda Arrimaha Gudaha ugu Baaqay in ay iyaduna dayactirto dhismihii wasaaradda arimaha gudaha oo waaxda ku dhagan. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku howlan dib u dhiska xaruumihii danta guud ee loogu adeegayo bulshada Caasimada oo heer wanaagsan maraya taasi oo ay mahdiyeen dadka ku dhaqan degmooyinka gobolka Banaadir.

      Warbaahinta Dalka oo Horumar ku tallaabsatay

      3dii May 2015 ayaa Muqdisho waxaa ka furmay seminar 3 cisho socday oo looga hadlayey horumarka warbaahinta dalka. Munaasabada furitaanka oo lagu soo beegay maalinta xoriyadda saxaafadda caalamka ayaa Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Ururka Suxuufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed, Hay’adda horumarinta warbaahinta caalamka ee dalka Finland ee magaceeda loo soo gaabiyo VIKIS iyo Hay’adda Relief International ayaa waxay si wadajir ah u qabanqaabiyeen siminaarka oo ay ka soo qeybgaleen wakiilo ka socda warbaahinta dalka, hay’adaha amniga, bulshada rayidka ah iyo hay’ado caalami ah. Wasiirka Haweenka & Horumarinta Xaquuqul Insaanka ayaana iyo Taliyaha Nabad-Sugidda Qaranka ayaa goob joog ka ahaa xafladii furitaanka. Kulankii markii uu dhamaaday 5tii May 2015 ayaa ka soo qeybgalayaasha waxa ay soo saareen War-murtiyeed lagu ammaanay doorka warbaahinta Soomaaliya oo maalin walba ku sii tallaabsanaya horumar, sidoo kale waxaa laga tacsiyeeyey wariyeyaasha naftooda ku waayey howlihii ay bulshada u hayeen. Waxaana la isla gartay in la xoojiyo aragtida dowladda Federaalka ee ah in Xoriyadda hadalku uu muhiim yahay, iyadoo dastuurkana uu si faahfaahsan u qeexayo xaquuqda muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo sida loogu baahan yahay in xoriyadda hadalka inay lama taabtaan tahay. Ugu danbeyntii ka soo qeybgalayaasha seminaarka ayaa isku raacay ugu baaqay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska inay si deg deg ah isagu yeeraan dhammaan qeybaha bulshada gaar ahaan kuwa warbaahinta dalka, maamulada gobollada iyo dowladda federaalka iyo hay’adaha caalamka si loo qabto shirweyne qaran oo lagu diyaarinayo Istraatejiyada iyo Qorshaha 5ta sano ee Warbaahinta Dalka, tanoo loo arkay inay keeneyso wadashaqeyn dhab ah iyo dardar gelin horumarka warbaahinta dalka.

      Horumarka dhaqangelinta barnaamijka Xasilinta Dalka

      Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa 7dii May 2015 howlgalo lagu xaqiijinayo ammaanka ka sameeyay xaafadaha ay ka koobantahay magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay, iyadoo ciidamada ay baarayeen gaadiidka iyo guryaha ku yaala magaaladaasi. Howlgalka ayaa waxaa lagu soo qabtay dad aad u fara badan oo la tuhunsanyahay in ay ka mid yihiin Kooxda argagaxisada ah, iyadoo qaarkii lagu waayey danbina la sii daayey. Saraakiisha ammaanka ee magaalada Beydhabo ayaa sheegay in howlgalkani uu si xowli ah uga socday magaalada Baydhabo, howlgalkana uu qeyb ka yahay xaqiijinta amniga dadka shacabkana ay aad ula shaqeeyaan ciidamada. Dadka ku dhaqan magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa soo dhaweeyay howlgalada noocaan oo kale ah ee lagu xaqiijinayo amniga islamarkaana lagu baadi goobayo maleeshiyaad ka tirsan Kooxda nabad-diidka ah.

      DHAMAAD
      Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, media@moi.gov.so

      ShareTweetPin
      Previous Post

      Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashii Oo Maanta Hortagaya Xidlhibaanada Baarlamaanka

      Next Post

      Sooyaalka Dhacdooyinka Maamulka Somalilnad April 2015 (Taariikhyo Muhiim ah)

      WARAR DHEERAAD AH

      AMISOM Iyo Xoogga Dalka Oo Isku Afgartay Istaraatiijiyad Ay Hawlgallada Amni Kula  Wareegayan Xoogga Dalka
      amaanka

      April 16, 2021
      Golaha Shacabka Oo Loo Qeybiyay Qaraar Doorasho Lagu Qabanayo 2 Sano, Qof iyo Cod iyo Guddiga Xaliima Yarey
      Baarlamaanka

      Liiska Cusub Iyo Xildhibaannadii Ka Dambeeyey In Farmaajo Ku Darsado 2 sano.

      April 16, 2021
      Wax Ka Baro Safiirka Cusub Ee Mareykanka U Soo Wado Soomaaliya?
      Wararka Dalka

      Wax Ka Baro Safiirka Cusub Ee Mareykanka U Soo Wado Soomaaliya?

      April 15, 2021
      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?
      amaanka

      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      April 15, 2021
      Xukuumadda Federaalka Ah Oo Sheegtay in Aaney Aqoonsaneen Doorashooyinka Jubbaland
      amaanka

      Akhriso: Maxay DF Ka Tiri Qoraalladdii Beesha Caalamka ee ay kaga horyimaadeen Muddo kordhinta Farmaajo

      April 15, 2021
      Baarlamaanka Oo Berri Ka Doodaya Mooshin Ka Dhan Ah Doorashada
      amaanka

      Ugaar Goobjoog: Akhriso Magacyada iyo Saxiixa Xildhibaannada Ka Dambeeyey in Farmaajo 2 Sano Loogu Daro!

      April 14, 2021
      Load More
      Next Post
      Sooyaalka Dhacdooyinka Maamulka Somalilnad April 2015 (Taariikhyo Muhiim ah)

      Sooyaalka Dhacdooyinka Maamulka Somalilnad April 2015 (Taariikhyo Muhiim ah)

      Taliyeyaasha Cusub Ee Booliiska Iyo Asluubta Oo La Dhaariyay Iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Dardaarmay (Sawirro)

      ADVERTISEMENT

      Warbixin & Faallo

      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?
      amaanka

      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      April 15, 2021

      Saacado colaadeed iyo isku dhex yaac kadib, waxaa...

      Farmaajo iyo Reer Galbeed oo Kala Jeestay, Cunaqabateynta Yey Saameyn Doontaa?!!

      April 14, 2021
      Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo

      Abuukaate Cabdiwaaxid: Farmaajo Xoog Ayuu Ku Fadhiyaa Madaxtooyada, 30 Sano Ayuu Doonayaa

      April 13, 2021
      Muqdisho: Shir u Socda Madasha Badbaado Qaran, Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa jooga

      Muqdisho: Shir u Socda Madasha Badbaado Qaran, Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa jooga

      April 13, 2021

      Qormo & Aragti

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.
      abaaraha

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.

      January 9, 2021

      Dab ka kacay isbitaalka galbeedka Hindiya ayaa dilay...

      Warbixin:-Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban

      July 2, 2020
      Warbixin:-Machadka Heritage Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Iyo Muddo Kordhinta

      Senator Hussein Sheikh ” Baarlamaanka Soomaaliya wax la taaban karo kama  qaban tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda muwaadiniinta”

      May 4, 2020

      Kaydka Goobjoog

      • Trending
      • Comments
      • Latest
      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      April 15, 2021
      Biden oo Cunaqabeynta Soomaaliya ka yiri: Waxay Khatar Ku Tahay Mareykanka

      April 2, 2021
      Baarlamaanka Oo Berri Ka Doodaya Mooshin Ka Dhan Ah Doorashada

      Ugaar Goobjoog: Akhriso Magacyada iyo Saxiixa Xildhibaannada Ka Dambeeyey in Farmaajo 2 Sano Loogu Daro!

      April 14, 2021
      Dagaal Sababay Dhimashada Abaanduule Ciidan Oo Ka Socda Galmudug

      April 3, 2021

      Wabiga Shabeelle oo ku fatahay xaafado ka tirsan Jowhar

      Maamulka degmada Balcad oo sheegay in aanu jirin Isbitaal lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka (Dhageyso)

      Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM

      Garbahaarey: AMISOM Oo Lagu Banaanbaxay

      Dibadbax Ka Dhan Ah Amni Darada Oo Ka Dhacay Garbahaarey

      AMISOM Iyo Xoogga Dalka Oo Isku Afgartay Istaraatiijiyad Ay Hawlgallada Amni Kula  Wareegayan Xoogga Dalka

      AMISOM Iyo Xoogga Dalka Oo Isku Afgartay Istaraatiijiyad Ay Hawlgallada Amni Kula Wareegayan Xoogga Dalka

      April 16, 2021
      Golaha Shacabka Oo Loo Qeybiyay Qaraar Doorasho Lagu Qabanayo 2 Sano, Qof iyo Cod iyo Guddiga Xaliima Yarey

      Liiska Cusub Iyo Xildhibaannadii Ka Dambeeyey In Farmaajo Ku Darsado 2 sano.

      April 16, 2021
      Wax Ka Baro Safiirka Cusub Ee Mareykanka U Soo Wado Soomaaliya?

      Wax Ka Baro Safiirka Cusub Ee Mareykanka U Soo Wado Soomaaliya?

      April 15, 2021
      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      April 15, 2021
      Goobjoog News

      Goobjoog waa warbaahin madax bannaan, siyaasaddeeda saxaafaddeedna ay hagto baahida dad weynaha ee ku wajahan warbaahinta iyo anshaxa saxaafadda.

      Follow Us

      • Facebook
      • Twitter
      • YouTube
      April 2021
      M T W T F S S
       1234
      567891011
      12131415161718
      19202122232425
      2627282930  
      « Mar    

      Subscribe to Goobjoog via Email

      Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

      Join 448,458 other subscribers

      • Nagu saabsan
      • Nala Soo Xariir

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      No Result
      View All Result
      • Home
      • Wararka
      • Warbixinno
      • Ammaanka
      • Caafimaadka
      • Ganacsiga
      • Muuqaallo
      • Qormooyin
      • Ciyaaraha

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      ✕
      Goobjoog

      FREE
      VIEW