• Nagu saabsan
  • Nala Soo Xariir
Monday, April 19, 2021
English
Goobjoog News
  • Home
  • Wararka
    • All
    • Banaadir
    • Galmudug
    • Hirshabeelle
    • Jubaland
    • K/Galbeed
    • Puntland
    • Somaliland
    Farmaajo oo Muddo Kordhintiisa u Suuq-geeyey Afrika, Felix waa Madaxa Midowga Afrika!

    Akhriso: 5 Qodob oo Kusoo Koobaya Xaaladda Siyaasadeed oo Aan Laheyn Albaab Laga Baxo

    Nigeria oo Ciidamo Keentay Soomaaliya

    Banaanbax Looga Soo Horjeedo Farmaajo Oo Muqdisho ka dhacay

    Taariikh Nololeedka: Marxuum Professor Maxamed Cabdi Gaandhi

    Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday

    Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday

    Muqdisho: Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Midawga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle

  • Warbixinno

    Farmaajo oo Looga Yeeray Afisyooni, Xalane

    Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada

    Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

    Farmaajo iyo Reer Galbeed oo Kala Jeestay, Cunaqabateynta Yey Saameyn Doontaa?!!

    Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo

    Abuukaate Cabdiwaaxid: Farmaajo Xoog Ayuu Ku Fadhiyaa Madaxtooyada, 30 Sano Ayuu Doonayaa

    Muqdisho: Shir u Socda Madasha Badbaado Qaran, Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa jooga

    Senator Bob Menendez: Muddo Kordhinta Waxay Khatar Ku Tahay Xasiloonida

    Trending Tags

    • Ammaanka

    • Caafimaadka
      Wasaaradda Caafimaadka Oo Isbitaalkii U Gaarka Ahaa Covid-19 Ka Dhigtay Mid Guud

      WHO : Soomaaliya Waxa Ay Ku Guuleysatay Xakameeynta Cudurka Dabaysha

      UK oo Ka Walaacsan Faafitaanka Nuuca Cusub Ee Koroona

      Dalal Xayiraad Safarka ah Kusoo Rogay UK iyo Sababta

      Dab Khasaare Dhaliyey oo Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Muqdisho

    • Ganacsiga
      Ganacsatada Qaadka oo Cabasho Ka Ah Dad Garab Ka Heysta Dowladda

      Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qumbe uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya

      Faroole oo Ka Digay in Fasiraad Xumo ay Ka Timaaddo Go’aannadii Shilinka Soomaaliga

      Duqa Magalada Garowe oo Bixiyey Amarro Lagu Socodsiinayo Shilinka Soomaaliga

      Madaxweyne Deni Oo Amarro Ka Soo Saaray Deegaameynta Dhulka

      Madaxweyne Deni oo Ku Baaqay Dhaqangelinta Talooyinkii Laga Soo Saaray Shilinka Soomaaliga

    • Muuqaallo
      Puntland: Gabdho Bilaabay Ciyaarista Kubadda Koleyga Oo Ay Tababarayaan Macalimiin Gabdho Ah

      Diini Maxamed Diini “56 % Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waa Kuwa Aan Haysan Shahaadada Dugsiga Sare”

      Golaha Badbaado Qaran Oo War ka Soo Saaray Xaaladda Cakiran ee dalka

      Sare-ukaca Ganacsiyada ay Haweenka Soomaaliyeed Hoggaamiyaan Sidee ayuu u Kaabaa Dhaqaalaha Dalka?

      Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Hannaanka Doorashooyinka Iyo Amniga Dalka

    • Qormooyin
      MAXAA DHACAYA HADDII AY KENYA KA QAYBGELI WEYSO DACWADA XADAYNTA BADDA EE U DHAXAYSA SOOMAALIYA IYO KENYA?

      Diidmada Kenya ee hortagidda ICJ, Xeerka Maxkamadda dhacdooyinka horey u dhacay iyo go’aanka la filan karo.

      Maalmihii Jaalle Siyaad (October 21, 1969-January 26, 1991)

      30 Sano Guurada Ceyrintii Keligii taliye Siyaad Barre, Xusuus iyo Ka Fogaanshiyaha Keligii taliye Kale!

      AMERICA: Waa Maxay Qorsha Cusub Ee Siyaasadda Dibadda Maamulka Biden

      Daahir Carab: Warbixinta HIPS Waxaa Ku Jira Khaladaad Taariikheed, Cilmi iyo kuwa khilaafsan Xaqiiqooyinka

    • Ciyaaraha
      WARBIXIN: Liverpool vs AC Milan… (Fiinaalka Champions League ee ay ka farcameen Tababarayaasha haatan, Siyaasi & Farshaxaniiste)

      Paul Pogba oo ugu dambeyntii dib u helay Baabuurkiisa qaaliga ah ee ka maqnaa 270 maalmood

      Goolhaye Joe Hart oo qiimo jaban ku iibinaya Gurigii quruxda badnaa ee ugu yaalay Magaalada Manchester… + SAWIRRO

      “Pep Guardiola dabada ayuu naga laadi jiray tababar walba” – Thomas Muller

      Kooxda Barcelona oo haddii uu ka tagayo Lionel Messi bedelkiisa ka dhex aragta dalka Jarmalka

    No Result
    View All Result

      Maxaa u qabsoomay xukuumada Soomaaliya Todobaadkii aynu kasoo gudubnay (War-saxaafadeed)

      November 8, 2014
      in Wararka Dalka
      Reading Time: 8 mins read
      Share on FacebookShare on Twitter

      Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey Waxqabadka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; horumarka Howlgalka Badweynta Hindiya, Meelmarinta Xisaab Xirka Miisaaniyadda 2013 & Heshiiska Difaaca ee Somalia iyo Talyaaniga, Dhowrista Xaquuqda Aadanaha, Dayactirka Garoomada Diyaaradaha ee Dalka, Horumarka Dekedda Muqdisho, Ka hortagga Gudniinka Fircooniga ah, Barnaamijka Heesaha Hirgalay, Horumarka Warbaahinta Dalka iyo horumarka Xasilinta Dalka.

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey horumarka Howlgalka Badweynta Hindiya ayaa yiri “Howlgalka Militariga ee Badweynta Hindiya ayaa u socda si wanaagsan oo ciidamadu ay si joogta ah goobo muhiim ah uga saarayaan kooxaha nabad-diidka ee Al-Shabaab. Ciidmada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan Gobolka Jubbada Hoose ayaa 4tii November deegaanno hor leh kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab, kaddib dagaal ka dhacay deegaanno agagaarka webiga Jubba. Mursal Geeddi oo ah sarkaalka hogaaminaya ciidamada ayaa sheegay in howlgalka ay ku dileen in ka badan 10 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, ayna kula wareegeen deegaanno ka tirsan goboka Jubba Hoose, kuwaasi oo ay ka midyihiin Wirkooy, Far-Waamo iyo deegaanno kale.”

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey meel marinta Xisaab Xirka Miisaaniyadda sanadka 2013 iyo Heshiiska Difaaca ee Somalia iyo Talyaaniga ayaa yiri “Baarlamaanka Soomaaliya ayaa 3dii November ka dooday Xisaab Xirka Miisaaniyada 2013 iyo heshiiska dhanka difaaca oo ay wada galeen dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga. Kulanka oo ahaa Kalfadhigii Shanaad kulankiisii todobaad oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxaa soo xaadiray 156 Mudane. Dood dheer ka dib ayaa waxaa cod loo qaaday ugu horeyn heshiis ay wada gaareen Wasiirada Gaashandhigga Soomaaliya iyo Talyaaniga kaas oo ku saabsan Iskaashi dhanka Milatariga ah oo dhex mara labada Dowladood. 134 mudane ayaa ogolaatay, halka saddex diiday, isla markaasna ay shan ka aamustay. Baarlamaanka ayaa sharciyeeyey heshiiskaas oo u horseedi doona Wasaarada Gaashaandhiga inay kaalmo iyo taageero ka hesho Dowladda Talyaaniga oo lagu horumarinayo ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya. Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa waxaa ay sidoo kale cod u qadeen xisaab xirka miisaaniyad sanadeedkii 2013 kaas oo ay Mudanayaasha u soo gudbisay Wasaaradda Maaliyada. 135 mudane ayaa ogolaatay, afar diiday halka 15 mudane ay ka aamuseen sidaasi ayey xisaab xirka miisaaniyadda ee 2013 ay ku ansaxday, tanoo u sahleysa Wasaaradda Maaliyadda inay dhaqangeliyaan nidaam maamul wanaag ah oo isla xisaabtan iyo furfurnaan ku dheehantahay.”

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey dhowrista Xaquuqda Aadanaha ayaa yiri “ Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Xaquuqul Insaanka ayaa 3dii November Muqdisho ku qabatay seminar 5 maalin soconaya oo looga hadlayey sidii loo horumarin lahaa Xaquuqda Aadanaha oo loo joojin lahaa tacadiyada loo geysto shaqsiga. Seminaarkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay 70 qof oo ka kala socday maamulada gobollada dalka, ururada bulshada iyo howlwadeeno ka tirsan Wasaaradda Haweenka. Waxaana goob joog ahaa mas’uuliyiin ka socday AMISOM, iyo UNSOM. Arrimaha diirada lagu saarayey seminaarka ayaa waxaa ka mid ahaa dhibaatooyinka gudniinka fircooniga ah iyo sidii loo joojin lahaa oo bulshada looga wacyigelin lahaa. Mas’uuliyiin u hadashay xafiisyada UNSOM iyo AMISOM ayaa si isku mid ah u tilmaamay in dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay horumar ka sameysay dhanka xaquuqda aadanaha, ayna ahmiyad gaar ah siinayaan ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah dumarka. Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in Madaxda sare ee Qaranka ay ka go’atahay wax ka qabashada Xaquuqda Aadanaha, Wasaaradda haweenkana ay si gaar ah ugu xilsaarantahay xukuumadda, waxaana ahmiyad gaar ah siineynaa dadka la nool cudurka HIV/AIDS, kuwa dhimirka la’ ee dhibanaaasha ah, iyo joojinta gudniinka fircooniga ah iyo gaar ahaan dadka taagta daran sida haweenka, Naafada iyo carruurta.”

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey dayactirka Garoomada Diyraaradaha ee Dalka ayaa yiri “Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada ayaa Nairobi ku qabatay seminar labo cisho soconayey 4tii iyo 5tii November oo ujeedadiisu aheyd sidii daraasaadkii iyo qiimeyntii ay Wasaaraddu ka soo sameysey 80 garoon diyaaradeed ee dalka ay Hay’adaha Qaramada Midoobey u bilaabi lahaayeen dayactirka garoomadaas. Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin ka socotay UNSOA iyo UNSOM iyo sidoo kale Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya. Wasiirka Wasaaraddda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Saciid Jaamac Cali Qorshel oo soo xiray shirka ayaa sheegay muhiimada dayactirka iyo horumarinta garoomada Diyaaradaha oo uu sheegey inay kaalin weyn ka qaadanayaan isu socodka bulshada isla markaasna ay Dowladdu ka heleyso Dakhli lagu fuliyo adeegyada bulshada. Ugu danbeyntii waxaa la sameeyey Guddi labada dhinac ah oo ka kooban 11 xubnood, kaasi oo ka howlgala sidii garoomadaas loo dayactiri lahaa. Sidoo kale waxaa la sameeyey Guddi ka kooban 4 oo 12ka November gaari doono Muqdisho si ay uga soo talo bixiyaan sidii garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho loogu xiri lahaa nalal si diyaaradaha ay habeenkii uga soo degi karaan.”

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey horumarka Dekedda Muqdisho ayaa yiri “Shirkadda Turkiga ee Al Bayrak ayaa 4tii November ka warbixisey horumarka ay Dekedda ku tallaabsatay bishii la soo dhaafay, taasoo keentay in Dakhli fara badan uu Dowladda u soo xaroodo. Maareeyaha Guud ee Shirkadda Al-Bayrak Mustafa Levent Adali ayaa warbixintiisa ku sheegay in Dekadda ay ku talaabsatay horumar la taaban karo, waxaana uu intaa ku daray in lacag dhan 1.582,000 oo doolar (Hal milyan shan boqol sideetan iyo labo kun) ay ku wareejiyeen Maamulka Dekadda ee Dowladda Soomaaliya, ahna Dakhliga adeegyada ay sameyso Dekedda, tanoo ah horumar Dakhliga Dowladda lagu kordhinayo. Dakhligan kuma jiro kan ay Wasaaradda Maaliyada aruuriso ee canshuuraha badeecadaha. Warbixinta ayaa lagu xusay in horumarka dhaqaale ee dekaddu ku talaabsatay uu imaanayo, iyadoo qarashkii ganacsatadu ku bixin jireen dekadda aan kor loogu qaadin, ayna u sameyeen qiimo dhimis, tanoo keeneysa in dhaqaalaha dekadda ee dowladda uga soo xaroonaya uu si weyn u sii kordhi doono mustaqbalka dhaw, isla markaana ay dekadda mar dhaw noqon doonto mid casri ah.”

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey daahfurka dood cilmiyeedka looga hortagayo Gudniinka fircooniga ah ayaa yiri “Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa 5tii November daahfuray dood cilmiyeed 3 cisho ah oo looga hadlayo ka hortaga gudiniinka fircooniga ah oo ay Wasaaraddu u qabatay Culimaa’udiin Soomaaliyeed. Dood Cilmiyeedkaan oo looga hadlayey ka hortagga gudniinka Fircooniga ah ee hablaha Soomaaliyeed. Dood dheer iyo daraasad ka dib waxaa la isku raacay in si-wada-jir ah looga hortago gudniinka fircooniga ah, Culimadana ay sheegeen in falkaas uusan waafaqsaneyn diinta Islaamka, isla markaasna ay ka soo saarayaan Fadwo ku aadan arrinkan. Sheekh Yuusuf Cali Ceynte, Sheekh Cabdiqaadir Soomoow iyo Sheekh Cumar Xerow oo ka mid ahaa Culimada kulanka ka hadashay ayaa waxaa ay isku raaceen in Dowladda looga baahan yahay in arintan wax ka qabashadeeda xoogga saarto, iyadoo Culimada la kaashaneysa ayna diyaar u yihiin in ay muujiyaan sida aysan u wanaagsaneyn in dumarka lagu xadgudbo. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa sidoo kale goob joog ka ahaa kulanka looga hadlayo kahortagga gudniinka fircooniga ah. Ra’iisul Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa Culimada ka codsaday in ay qaataan doorkooda ku aadan ka wacyi galinta bulshada gudniinka Fircooniga ah, isla markaana ay dadka u sheegaan waxa Diinta Islaamku ka qabto falka nuucaas ah. Waxaan rabnaa in gebi ahaanba la joojiyo xadgudubyada dumarka, gaar ahaan gudniinka fircooniga ah.”

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay barnaamijka Heesaha Hirgalay ayaa yiri “ 1dii November waxaan Muqdisho ku qabanay barnaamijka Heesha Hirgalay oo ay afar dhalinyaro ah ku tartameen soona bandhigeen heeso oo guddi ka kooban seddex qof ay qiimeynayeen codadkooda, miraha heesha, muusiga iyo sida ay u soo tabinayeen heesaha. Kooxda Waaberi ayaa ka soo qeybgalayaasha maaweelinayey iyagoo isla markaasna dhiirigelinayey tartamayaaasha. Seddexda garsoorayaal oo fannaaniin hore ahaa ayaa kala ahaa: Shimali Ahmed Shimali, Abdirisak Gedi Akhiro iyo Mohamed Abukar Angazi. Afarta dhalinyaro ee tartanka Heesha Hirgalay ka qeyb qaadatay ayaa kala ahaa: Umi Sharif Ahmed oo ah gabadhii ugu horreysey, Aweys Mohamed Said, Sadik Sharif Mohamud iyo Mohamed Ahmed Shareeco. Heesaha Hirgalay waa barnaamij sumcad iyo taariikh weyn ku leh bulshada Soomaaliyeed oo fannaan caan ah ayaa barnaamijkaas ku soo baxay. Ujeedada ayaa ah sidii loo horumarin lahaa fanka iyo suugaanta Soomaaliya. Ugu danbeyntii guddiga ayaa go’aamiyey in Maxamed Axmed Shareeco uu galay kaalinta koowaad oo uu helay 90%, halka Umi ay gashay kaalinta labaad, saadaqna uu galay kaalinta 3aad iyo Aweys oo galay kaalinta 4aad. Barnaamijkan ayaa ah mid bil walba si joogta ah loo qaban doono.”

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey Horumarka Warbaahinta Dalka ayaa yiri “5tii iyo 6dii November waxaan ka qeybgalay seminar ay Dowladda Mareykanka u qabatay saraakiisha warbaahinta ee AMISOM oo lagu qabtay Djibouti. Khudbad aan goobta seminarka ka jeediyey ayaan uga warbixiyey horumarka warbaahinta dalka iyo sida ay wasaaradu horseed uga tahay isku xirka iyo hagaajinta xiriirka hay’adaha Dowladda iyo hay’adaha gaarka loo leeyahay. Waxaan u sheegay muhiimadda wadashaqeynta AMISOM iyo Wasaaradda Warfaafinta ee ku aadan sidii shacabka loo gaarsiin lahaa wararka dhabta ah iyo guulaha ay ciidamadu ka soo hoyaan kooxaha nabad-diidka ah iyo sida loogu baahan yahay in adeegyada bulshada loo gaarsiiyo goobaha laga xorreeyo kooxaha Al-Shabaab. Waxaan si gaar ah ula kulmay Taliyaha Guud ee Ciidanka Mareykanka ee Geeska Africa Major General Wayne W. Grigsby Jr iyo saraakiil ka socotay Wasaarada Arrimaha Dibedda ee Mareykanka iyo Safaarada Mareykanka ee Nairobi oo aan ka wada hadalnay sidii loo horumarin lahaa warbaahinta dalka, gaar ahaan sidii Radio Mogadishu loo gaarsiin lahaa deegaanada laga xoreeyey Al-Shabaab.”

      Wasiirka Warfaafinta oo ugu danbeyntii ka hadlayey horumarka Xasilinta Dalka ayaa yiri “Hay’adaha Amniga ayaa in muddo ahba ku howlanaa howlgallo ay ka wadeen Muqdisho oo guryaha laga shakiyo la baarayey. Howlgaladan ayaa si xowli ah u socda isla markaasna lagu soo qabqabtay shaqsiyaad lagu tuhunsanaa inay abaabulayeen falal argagaxiso, isla markaasna guryaha qaarkood laga helay hub iyo waxyaalaha qarxa oo loo adeegsan rabay in shacabka Soomaaliyeed lagu laayo. Hay’adaha Amniga ayaa si gaar ah uga mahadceliyey shacabka Soomaaliyeed ee sida hagar la’aanta ah ula shaqeeyey markii la baarayey guryahooda iyo kuwa warbixinnada muhiimka ah siiyey hay’adaha Amniga. Hay’adaha Amniga ayaa kula dardaarmay shacabka Soomaaliyeed inay kaalintooda ka qaataan sidii amniga loo sugi lahaa oo ay sheegeen in Amni la’aantiis aan horumar lagu tallaabsan karin oo amnigu uu yahay furaha nolosha.”

      Waxaa war-saxaafadeedkaan laga soo diray Wasaaradda Warfaafinta & Hannuunita Dadweynaha

      Goobjoog News

      ShareTweetPin
      Previous Post

      WAR DEG DEG AH: Magaalada Baraawe oo noqonaysa xarunta maamulka Koonfur Galbeed

      Next Post

      Al-shabaab oo dagaal ku qabsaday deegaanka Kudhaa ee gobalka Jubada Hoose

      WARAR DHEERAAD AH

      Farmaajo oo Muddo Kordhintiisa u Suuq-geeyey Afrika, Felix waa Madaxa Midowga Afrika!
      amaanka

      April 19, 2021
      Akhriso: 5 Qodob oo Kusoo Koobaya Xaaladda Siyaasadeed oo Aan Laheyn Albaab Laga Baxo
      amaanka

      Nigeria oo Ciidamo Keentay Soomaaliya

      April 19, 2021
      Banaanbax Looga Soo Horjeedo Farmaajo Oo Muqdisho ka dhacay
      amaanka

      Banaanbax Looga Soo Horjeedo Farmaajo Oo Muqdisho ka dhacay

      April 19, 2021
      Taariikh Nololeedka: Marxuum Professor Maxamed Cabdi Gaandhi
      amaanka

      Taariikh Nololeedka: Marxuum Professor Maxamed Cabdi Gaandhi

      April 18, 2021
      Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday
      amaanka

      Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday

      April 18, 2021
      Muqdisho: Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Midawga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle
      amaanka

      Muqdisho: Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Midawga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle

      April 18, 2021
      Load More
      Next Post

      Al-shabaab oo dagaal ku qabsaday deegaanka Kudhaa ee gobalka Jubada Hoose

      Baraawe oo caasimad u noqonaysa maamulka Koonfur Galbeed, waa magaalo ceynkee ah?

      ADVERTISEMENT

      Warbixin & Faallo

      Farmaajo oo Muddo Kordhintiisa u Suuq-geeyey Afrika, Felix waa Madaxa Midowga Afrika!
      amaanka

      Farmaajo oo Muddo Kordhintiisa u Suuq-geeyey Afrika, Felix waa Madaxa Midowga Afrika!

      April 19, 2021

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo...

      Akhriso: 5 Qodob oo Kusoo Koobaya Xaaladda Siyaasadeed oo Aan Laheyn Albaab Laga Baxo

      Nigeria oo Ciidamo Keentay Soomaaliya

      April 19, 2021

      Farmaajo oo Looga Yeeray Afisyooni, Xalane

      April 17, 2021
      Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada

      Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada

      April 17, 2021

      Qormo & Aragti

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.
      abaaraha

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.

      January 9, 2021

      Dab ka kacay isbitaalka galbeedka Hindiya ayaa dilay...

      Warbixin:-Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban

      July 2, 2020
      Warbixin:-Machadka Heritage Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Iyo Muddo Kordhinta

      Senator Hussein Sheikh ” Baarlamaanka Soomaaliya wax la taaban karo kama  qaban tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda muwaadiniinta”

      May 4, 2020

      Kaydka Goobjoog

      • Trending
      • Comments
      • Latest
      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      April 15, 2021
      Biden oo Cunaqabeynta Soomaaliya ka yiri: Waxay Khatar Ku Tahay Mareykanka

      April 2, 2021
      Baarlamaanka Oo Berri Ka Doodaya Mooshin Ka Dhan Ah Doorashada

      Ugaar Goobjoog: Akhriso Magacyada iyo Saxiixa Xildhibaannada Ka Dambeeyey in Farmaajo 2 Sano Loogu Daro!

      April 14, 2021
      Dagaal Sababay Dhimashada Abaanduule Ciidan Oo Ka Socda Galmudug

      April 3, 2021

      Wabiga Shabeelle oo ku fatahay xaafado ka tirsan Jowhar

      Maamulka degmada Balcad oo sheegay in aanu jirin Isbitaal lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka (Dhageyso)

      Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM

      Garbahaarey: AMISOM Oo Lagu Banaanbaxay

      Dibadbax Ka Dhan Ah Amni Darada Oo Ka Dhacay Garbahaarey

      Farmaajo oo Muddo Kordhintiisa u Suuq-geeyey Afrika, Felix waa Madaxa Midowga Afrika!

      Farmaajo oo Muddo Kordhintiisa u Suuq-geeyey Afrika, Felix waa Madaxa Midowga Afrika!

      April 19, 2021
      Akhriso: 5 Qodob oo Kusoo Koobaya Xaaladda Siyaasadeed oo Aan Laheyn Albaab Laga Baxo

      Nigeria oo Ciidamo Keentay Soomaaliya

      April 19, 2021
      Banaanbax Looga Soo Horjeedo Farmaajo Oo Muqdisho ka dhacay

      Banaanbax Looga Soo Horjeedo Farmaajo Oo Muqdisho ka dhacay

      April 19, 2021
      Taariikh Nololeedka: Marxuum Professor Maxamed Cabdi Gaandhi

      Taariikh Nololeedka: Marxuum Professor Maxamed Cabdi Gaandhi

      April 18, 2021
      Goobjoog News

      Goobjoog waa warbaahin madax bannaan, siyaasaddeeda saxaafaddeedna ay hagto baahida dad weynaha ee ku wajahan warbaahinta iyo anshaxa saxaafadda.

      Follow Us

      • Facebook
      • Twitter
      • YouTube
      April 2021
      M T W T F S S
       1234
      567891011
      12131415161718
      19202122232425
      2627282930  
      « Mar    

      Subscribe to Goobjoog via Email

      Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

      Join 449,470 other subscribers

      • Nagu saabsan
      • Nala Soo Xariir

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      No Result
      View All Result
      • Home
      • Wararka
      • Warbixinno
      • Ammaanka
      • Caafimaadka
      • Ganacsiga
      • Muuqaallo
      • Qormooyin
      • Ciyaaraha

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      ✕
      Goobjoog

      FREE
      VIEW