Maxamed Cabdiqaadir Sheekhdoon “2020 Waxaan Gaarnay Guulo Waaweyn”

Kooxda Kubbadda Cagta Som United oo ah kooxaha Soomaaliyeed kana ciyaarta horyaalka heerka Afaraad ee dalka Sweden ayaa sanadkii dhamaaday 2020 waxa ay horomaro kala gedisan ka samasay tartamada kala duwan ee lagu qabto dalka Sweden,waxayna kooxdan Maamulkeeda Goobjoog u sheegeen in mustqaqbalka ay doonayaan in ay ka ciyaaraan horyaalka heerka kowaad ee Wadanka Sweden. … Continue reading Maxamed Cabdiqaadir Sheekhdoon “2020 Waxaan Gaarnay Guulo Waaweyn”