U bood dhigaalka

Maxamed Mursal oo Mar Kale loo Doortay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya

Sheeko:Amniga

Maxamed Mursal ayaa goordhow ku guuleystay kursi ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.

Mursal oo ahaa ahaa guddoomiyihii golaha shacabka ee baarlamaanka 10-aad ayaa kusoo baxay doorasho la sheegay iney ka dhacday Baydhabo. Mursal waxaa uu helay 88 cod, halka Faysal ibrahim uu heley 0, tiradada codadka halaabey 12 cod.

Dhanka kale, Guddiga doorashada FEIT ayaa hakiyey kusriga HOP103 ee uu cabasho ka gudbiyey Jawaari laakin SEIT Koonfur galbeed ayaa ku adkeysanaya in doorashada la qaban doono berri oo ah axad ah.

Goobjoog News