U bood dhigaalka

Maxamed Rooyal Oo Ka Mid Ahaa Dhalinyaro Dibaxayey Oo La Xiray

Sheeko:Amniga

Maxamed ayaa ka mid ahaa dhalinyaro boqolaal ah oo ku dibadbaxayey agagaarka Banaadir ee degmada Hodan.

Booliiska ayaa la sheegayaa in Maxamed ay ka wateen goobta kadibna ay qaateen, lama oga halka ay la aadeen.

Dhalinyaradan ayaa taageerayey go’aanka ra’isul wasaare Rooble uu ku ceyriyey agaasimihii Hore ee NISA Fahad Yaasiin oo lagu eedeeyey ka gaabis waajibkiisa.