U bood dhigaalka

Maxamuud Maxamed “Waan U Mahad Celinayaa Cid Kasta Oo Kaalin Ka Gaystay Qabsoomida Tartankii Kubbadda Cagta Ee Is Dhaxgalka Degmada Diinsoor ”

Sheeko:Cayaaraha

Xogahaya Isboortiga Degmada Diinsoor Maxamuud Maxamed ayaa Goobjoog ugu waramay tartan kubbadda cagta ah oo dhawaan lagu soo gaba gabeeyay Diinsoor,isagoo u mahad celiyay dhamaan kooxihii ka qeyb galay iyo dadkii kaalinta wanaagsan ka geystay qabsoomida tartankii kubbadda cagta ee nabadda iyo is dhaxgalka ee loo qabtay kooxaha kubbadda cagta ee ka dhisan degmada Diinsoor.

Halkan Ka Daawo Waraysiga Xogahaya Isboortiga Degmada Diinsoor

Sidoo Kale Halkan Aqriso Xogta Ciyaarihii Ku Qabsoomay Diinsoor

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/maamulka-isboortiga-degmada-diinsoor-ee-gobolka-baay-oo-soo-xirey-tartan-u-socday-kooxaha-kubbadda-cagta/

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle