Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cabdwali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa kulan la yeeshay caawa hoggaanka sare ee Madasha Xisbiyada Qaran gaar ahaan Madaxweyneyaashii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud.
Halkan Ka Daawo Kulankii Guddoonka Golaha Shacabka Iyo Madasha Xisbiyada Qaran
Sidoo Halkan Ka Aqriso Kulankii Dhexmaray Labada Dhinac
Madasha Xisbiyada Qaran oo War Ka Soo Saartay Kulankii Goddoonka BFS iyo Hoggaanka Madasha
Goobjoog News