U bood dhigaalka

Maxay Kawada Hadleen Aadan Madoobe iyo Bulshada Rayidka ah?

Sheeko:War
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa ku qaabilay qeybaha kala duwan ee ururadda bulshada rayidka.
Kulanka ayaa looga hadlay kaalinta ay ururada bulshada rayidka ah ka qaadan karaan arrimaha doorashada madaxweynaha dalka ee dhici doonta  15 May 2022.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federalka Aadan Moodoobe ayaa ku booriyey bulshada rayidka in ay kaalintooda horumarineed ay sii laba jibbaaraan.
Goobjoog News