U bood dhigaalka

Maxay Kawada Hadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Iyo Xisbiyada Ka Dhisan Dalka

Sheeko:Amniga
Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa la kulmay qaar kamid ah xisbiyada siyaasadeed ee dalka waxaana kulanka looga hadlay arimaha doorashooyinka
Proff. Cabdullahi Salaamulaah oo ka mid aha madaxdii ka qeyb galay kulanka ayaa sheegay in ay ka hadleen arimaha doorasooyinka iyo sidoo kale ay dalka ay dhacdo doorasho la isla oglayahay.
Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Kulankii Guddoonka Baarlamaanka Iyo Xisbiyada Dalka

Goobjoog News