Meydka Ra’isul Wasaare Galeyr oo Goordhow La Keenayo Muqdisho
Sheeko:Arrimaha Amniga

Waxaa lagu wadaa goordhow in meydka ra’isul wasaare Cali Khalif Galyer la keeno caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Cali Khaliif oo geeriyoodey 8-dii bishan waxaa uu ku geeriyoodey magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Sida wararku sheegayaan marka la keeno Muqdisho ayaa lagula tukan doonaan garoonka, kadibna waxaa lagu aasi doonaa isla Muqdisho.
Goobjoog News